News from Somalia in Somali |
War Saxaafadeed ay Soo Saareen Golaha Bulshada Rayidka Soomaaliyeed Waxa aay Ku canbaareeyeen Hey'adaha ka howlgala dalka

Muqdisho, Isniin, Juun 30 2008 SMC“

Munaasabadan ayaa waxaa ka soo qeybgalay dhamaan ururada bolshada rayidka soomaaliyeed ayaa waxa lagu maamuusayay sanad guuradii 8aad markii dhidibada lootaagay GULAHA BULSHADA RA'YIDKA SOOMAALIYEED ( GBRS ) iyadoo sidoo kale la gu cazuumay saxaafada .
Smunaasabada sanadguuradii 8aad oo a aheyd maalinta la'aas aasay gulahan ayaa waxaa lagu soo bandhigay wax qabadka xiliga ee dalka ka howlgashay islamar ahaantaane lagu sheegay in aay soomartay marxalado kaladuwan .
Gudoomiyaha golaha bulshada rayidka soomaliyeed Mudane Abuukar Shiikh
( Abuukar Baafa ) mar uu saxaafada u waramayay waxa uu sheegay in golahan la'aas aasay sanada marka aay aheyd 29/06/2008 waxa oo kale oo sheegay in loo aas aasay ururada bulsho oo kakala yimid 18 ka gobol oo ka koobanyahay dalka soomaaliya
Abuukar baafa waxa uu kaloo sheegay sababaha loo aas aasay golahan uu yahay ku baraarujinta shacabka soomaaliyeed iyo in aay ka fogaadaan dagaalada sukeeye gaar ahaan dhalinyarada oo ah xaabada lagu shido dabka xilikasta waa sida uu yiri .
Waxa uu kaloo sheegay in aay ururada bulshada xooga saaraan barnaamijyada horumarinta nolosha waxbarashada iyo tan dhaqaalaha .
Isagoo sii wata hadalkiisa ayuu ka war bixiyay waxqabadka GBRS tani markii la aas aasay iyo xiligan aaynu taaganahay 'GBRS Mudadii dowlad la'aanta waxa oo u istaagay waxna kaqabtay dhinacyada nadaafada caafimaadka biyaha wacyi galinta bulshada iyohorumarintaba.
Mar uu kawarbixinayay qaab ahaan golahan cidii maalgalisa ayaa uu sheegay in aaysan jirin in dibadaha lagamaal galiyo isaga uu sheegay in golahan uu yahay golo matala umada soomaaliyeed.
Ugudanbeentii Golaha ayaa baaq u soo jeediyay hey'adaha samafalka ee ka howlgala gudaha dalka soomaliya in aay wax qabad dhab ah muujiyaan gar gaar dag dag ah la soo gaaraan umada soomaliyeed ee barakacday gaar ahaan xiligan roobabku da'ayaan oo dhalaan badani u dhimanayaan gaajo qabow iyo cuduro ..

Somaliweyn Media Center “SMC”
Wararka
Maanta 14-May-2008 |
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read
more) SMC-14-May-2008
Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read
more) SMC-14-May-2008
The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read
more) SMC-14-May-2008
People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read
more) SMC-14-May-2008
Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read
more) SMC-13-May-2008
50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read
more) SMC-13-May-2008
Bakara Market community appealed the TFG government (Read
more) SMC-12-May-2008
One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read
more) SMC-12-May-2008
Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read
more) SMC-12-May-2008
Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read
more) SMC-12-May-2008
The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read
more) SMC-11-May-2008
Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read
more) SMC-11-May-2008
Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read
more) SMC-11-May-2008
A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read
more) SMC-10-May-2008
Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read
more) SMC-10-May-2008
Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia
Somaliweyn Media Center (SMC)
|