News from Somalia in Somali |
Wariyeyaal oo dhalashadoodu tahay Dalka Faransiiska oo Magaalada Boosaaso kaga bad baaday In la afduubto

Muqdisho, Isniin, Juun 30 2008 SMC“
Wararaka ka imaanaya magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in laba wariye oo dhalashadoodu tahay dalka Faransiiska ayaa ka bad baaday goor dhow fal la doonaayay in lagu qafaasho.
Ugu yaraan 7-dablay ah ayaa weerar ku qaaday ilaaladii la socotay Saxafiyiintaasi, agagaarka Hotelka International Village ee Magaalada Boosaaso, waxayna ilaalada wariyeyaashaasi ay ahaayeen kuwo si weyn isaga daafacay kooxdii burcadda ahayd.
Kooxdaasi weerarka ku soo qadaay saxafiyiintaasi ayaa la sheegay inay baxsadeen, iyagoo dhaawac gaarsiiyay mid ka mid ah ilaaladii la socotay saxafiyiintaasi shisheeyaha ah.
la taliyaha madaxweynaha Puntland ee dhanka warfaafinta Bile Maxamuud Qabowsade oo la socdey saxafiyiintaasi Faransiiska ah ayaa saxaafadda u sheegay in weerarkaasi uu ahaa mid lagu doonayey in lagu qafaasho wariyeyaashsi Ajaanibta ah.
Dhanka kale waxaa maalmahaan dambe ku soo badanaayay deegaanada Puntland falalka amni xumida iyo burcadnimada, iyadoo maamul Goboleedka Puntland uu shaaca ka qaaday inuu arrimahaasi wax ka qaban doono.
Somaliweyn Media Center “SMC”
Wararka
Maanta 14-May-2008 |
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read
more) SMC-14-May-2008
Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read
more) SMC-14-May-2008
The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read
more) SMC-14-May-2008
People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read
more) SMC-14-May-2008
Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read
more) SMC-13-May-2008
50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read
more) SMC-13-May-2008
Bakara Market community appealed the TFG government (Read
more) SMC-12-May-2008
One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read
more) SMC-12-May-2008
Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read
more) SMC-12-May-2008
Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read
more) SMC-12-May-2008
The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read
more) SMC-11-May-2008
Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read
more) SMC-11-May-2008
Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read
more) SMC-11-May-2008
A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read
more) SMC-10-May-2008
Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read
more) SMC-10-May-2008
Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia
Somaliweyn Media Center (SMC)
|