Somali News  
    Heesta Somaliweyn: Hees  
 
 


News from Somalia in Somali
Khilaafkii u dhaxeeyay Isbaheysiga dib u xoreynta Dalka garabka Maxaakimta ayaa lagu wadaa in wadanka Yeman ay ku xaliyaan Taageereyaashii Maxaakimta iyo Siyaasiyiin caan ah

Muqdisho, Isniin, Juun 30 2008 SMC     

(Magacyada Xubnaha Howshaas wada )

Warar Idaacadda Somaliweyn ay ka heshay ilo xog ogaal ah oo ku dhowdhow Isbahaysiga dib u xoraynta Soomaaliya ayaa sheegaya in shir lagu xallinayo khilaafkii soo kala dhex galay madaxda isbahaysiag iyo xubno ka tirsan Isbahaysiga lagu qabanayo magaaladda Sanca ee wadanka Yaman.

Shirkan oo ay soo abaabuleen xubno ka tirsan Isbahaysiga iyo kuwo taageeri jiray Maxkamadaha Islaamiga ayaa Xubnaha dhexdhexaadinta waxa ay gaarayaan illaa 10-xubnood, waxaana kamid ah Xubnahaasi :-

Sh. Yuusuf Cali Caynte,
Sh. C/laahi Sh. Nuur
Sh. Bashiir Cadow Calasow
Sh. C/laahi Xuseen Kaahiye
Sh. Cabdi Maxamad Abtidoon
iyo xubno kale oo aanan weli inoo suuragelin in magacyadooda oo dhameystiran aan wada helno.

Shirka ka dhacaya Wadanka yeman ayaa sidoo kale waxaa Goobjoog ka noqon doona xubno aad muhiim u ah oo ka socda Muqaawamadda gudaha kuwaasoo uu hogaaminayo Sh. Maxamud Sh Ibraahiim Suuleey, kana mid yihiin

Sh. Xasan Dheere
Sh. Cumar Garweyne
Sh. Yuusuf Tuurxume
Abuukar Suryare
Maxamuud Cabdi Camey

Khaliif warsame cadale iyo xubno kale.
Xubnaha aadi doona wadanka Yeman ee dhinaca Sheekh Shariif kasocda ayaa waxaa kamid ah sida warka ay ku heshay Idaacadda Somaliweyn

Gudoomiya Isbahaysiga dib- uxoraynta Sh. Shariif Sh Axmad
Sh. C/raxmaan Maxamuud Faarax (Janaqow)
Ugaas Axmad Bile
Axmad C/laahi
Dr.Daahir Maxamuud Geele

Dhinaca Isbaheysiga Asmara garabka Eirtrea kusugan ee halkaasi ka imaanaya waxaa iyana kamid ah :-

Sh. Cumar Iimaan Abuubakar
Sh C/laahi Cali Xaashi
C/fitaax Maxamed
Ismaaciil cadow
Sheekh Xasan Mahdi.

Shirkan ayaa laga yaabaa in lagu soo afjaro khilaafka soo kala dhexgalay madaxda Isbahaysiga iyo xubno ka tirsan Isbahaysiga, iyadoo sida ay wax ku socdaan ay tahay in la xalliyo khilaafka u dhexeeya Maxkamadaha oo qayb ka ah Isbahaysiga. Waxyaabaha sida wayn looga doodi doono ayaa ay ka mid yihiin in qolo walba ay soo gudbiso xalka iyo sida ay u aragto halkaasina lagu soo afjaro khilaafkii xooganaa ee iskabaheysiga gaar ahaan garabka maxkamadaha soo kala dhexgalay.

Somaliweyn Media Center “SMC”

http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=781068&searchposition=176&searchtotal=1000Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=767625&searchposition=247&searchtotal=1000
Wararka Maanta 14-May-2008
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read more) SMC-14-May-2008

Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read more) SMC-14-May-2008

The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read more) SMC-14-May-2008

People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read more) SMC-14-May-2008

Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read more) SMC-13-May-2008

50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read more) SMC-13-May-2008

Bakara Market community appealed the TFG government (Read more) SMC-12-May-2008

One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read more) SMC-12-May-2008

Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read more) SMC-12-May-2008

Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read more) SMC-12-May-2008

The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read more) SMC-11-May-2008

The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read more) SMC-11-May-2008

Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read more) SMC-11-May-2008

Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read more) SMC-11-May-2008

A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read more) SMC-11-May-2008

The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read more) SMC-10-May-2008

Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read more) SMC-10-May-2008

Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia

Google
 
Web You Domainame
Somaliweyn Media Center (SMC)