Somali News  
    Heesta Somaliweyn: Hees  
 
 


News from Somalia in Somali
Dowladda Yeman oo Sheegtay in qaxootiga ku sii qulqulaya wadankeeda uu dhibaato u keenay dhaqaalaheeda Wadankaasi

Muqdisho, Isniin, Juun 30 2008 SMC     

Mas’uuliyiinta dhinaca Qaxootiga u qaabilsan wadanka Yeman ayaa waxa ay shaaca ka qaadeen in qaxootiga Afrikanka ah ay kusoo badanayaan wadankeeda isla markaasina aanu weli u suuragelin in ay xadido.

7-kun Afrikan qaxooti ah ayaa la rumeysan yahay in ay gaareen wadanka Yeman laga soo bilaabo Bishii Janaayo illaa Bishani iminka lagu jiro ee sanadkani 2008-da, waxaana qaxootiga ugu badani ay degan yihiin Gobolka Shabwah oo dowladda Yeman ay halkaasi isugu geysay.

Qaxootiga gaaray wadanka Yeman ee isugu jira Afrikanka tan iyo 1999 waxaa lagu qiyaasayaa in ay gaarayaan 110-kun qaxooti waa qiyaasta QM halka dowladda Yeman ay sheegtay in ay rumeysan tahay qaxootiga wadankeeda kusugan in ay ka badan yihiin 750-kun qaxooti oo badankooduna Soomaali ah.

Sanad waliba waxa ay qaabishaa dowladda Yeman 14-kun qaxooti oo Soomaali u badan kadib tirakoob ay sameysay hey’adda QM u qaabilsan Qaxootiga, waxaana badankooda ay kasoo galaan Yeman dhanka Xeebta.

Waxa ay ka cabaneysaa dowladda Yeman in dhaqaalihii wadankeeda uu si aad ah sare ugu kacay kadib markii dadka qaxootiga ay kusoo bateen, waxaanu jirin weli wax qorshe ah oo dowladda Yeman ay ugu talagashay Qaxootigaasi Soomaalida u badan ee sanad waliba Wadankaasi Yeman kusii qulqulaya

Somaliweyn Media Center “SMC”

http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=781068&searchposition=176&searchtotal=1000Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=767625&searchposition=247&searchtotal=1000
Wararka Maanta 14-May-2008
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read more) SMC-14-May-2008

Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read more) SMC-14-May-2008

The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read more) SMC-14-May-2008

People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read more) SMC-14-May-2008

Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read more) SMC-13-May-2008

50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read more) SMC-13-May-2008

Bakara Market community appealed the TFG government (Read more) SMC-12-May-2008

One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read more) SMC-12-May-2008

Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read more) SMC-12-May-2008

Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read more) SMC-12-May-2008

The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read more) SMC-11-May-2008

The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read more) SMC-11-May-2008

Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read more) SMC-11-May-2008

Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read more) SMC-11-May-2008

A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read more) SMC-11-May-2008

The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read more) SMC-10-May-2008

Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read more) SMC-10-May-2008

Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia

Google
 
Web You Domainame
Somaliweyn Media Center (SMC)