News from Somalia in Somali |
Madaxweynaha dowladda Federaalka C/Laahi Yuusuf oo kula kulmay Madaxweynaha Wadanka Liibiya Magaalada Sharma Sheekh

Muqdisho, Isniin, Juun 30 2008 SMC“
Waxaa maanta ka furmay Magaalada Sharma Sheekh Shirkii 11.aad oo ay halkaasi ku lahaayeen qaar kamid ah Ururka Midowga Afrika iyadoo halkaasina ay ku kulmeen madax fara badan oo Afrikan ah.
Furitaanka shirka ayaa waxaa lagu soo bandhigay barnaamijyada looga hadli doono shirka, waxaana kamid ah barnaamijyadaasi Arrimaha wadanka Soomaaliya iyo wadamo kale oo afrikan ah oo dhibaatooyin xoogan ay kajiraan.
Madaxweynaha dowladda Federaalka C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa kulan kula qaatay Magaalada Sharma Sheekh Hoggaamiyah Kacaanka Liibiya Korneel Mucammar Al-qadaafi iyaga oo ka wada hadlay xaalado fara badan oo kajira gudaha wadankani dhaca geeska Afrika ee Soomaaliya.
Kulamo ay leeyihiin Madaxda Afrikanka ayaa kasoconaya Magaalada Sharma Sheekh ee Wadankaasi Masar halkaasi oo ay isku wareysanayaan, iyadoo madax waliba ay isu soo bandhigayaan dhibaatooyinka heysta wadamada Afrikanka ah.
Madaxweynaha Liibiya iyo Kan Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa sidoo kale kula kulmay Magaalada Sharma Sheekh Idriis Deybi oo ah Madaxweynaha Wadanka Jaad iyo madax kale.
Shirkani ka furmay magaalda Sharma Sheekh ayaa lagu wadaa in uu kasoo boxo qodobo wax ku ool ah oo arrimaha Soomaaliyana ay kamid tahay kuwa ugu xasaasisan oo shirkaasi sida aadka ah loogu falanqeyn doono.
Somaliweyn Media Center “SMC”
Wararka
Maanta 14-May-2008 |
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read
more) SMC-14-May-2008
Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read
more) SMC-14-May-2008
The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read
more) SMC-14-May-2008
People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read
more) SMC-14-May-2008
Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read
more) SMC-13-May-2008
50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read
more) SMC-13-May-2008
Bakara Market community appealed the TFG government (Read
more) SMC-12-May-2008
One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read
more) SMC-12-May-2008
Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read
more) SMC-12-May-2008
Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read
more) SMC-12-May-2008
The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read
more) SMC-11-May-2008
Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read
more) SMC-11-May-2008
Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read
more) SMC-11-May-2008
A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read
more) SMC-10-May-2008
Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read
more) SMC-10-May-2008
Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia
Somaliweyn Media Center (SMC)
|