News from Somalia in Somali |
Wasiirka arrimaha Gudaha oo sheegay inuusan waxba ka ogayn wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha oo degmoo-yinka Cusub loogu magacaabay Galgaduud iyo Mudug

Muqdisho, Isniin, Juun 30 2008 SMC“
Muuse Nuur Amiin Wasiirka arimaha gudaha iyo amniga Qaranka ayaa shaaca ka qaaday inaan lagu wargelinin wareegto shalay ka soo baxday xafiiska Madaxweynha Dowladda KMG ah, oo degmooyin hor leh loogu mgacaabayay deegaano ka tirsan gobollada Mudug iyo Galgaduud.
Wasiirku waxa uu sheegay in aan lagala tashan arrimahaasi isla markaana aysan wasaaradiisu waxba kala socon wareegtadaasi kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha, kaliyana uu warbaahinta ka maqlay.
Sidoo kale wuxuu wasiirku sheegay in ay aheyd in go'aanada sidaas oo kale ah in las oo marsiiyo wasaaradiisa balse aysan aheyn in lagu been abuurto oo la tilmaamo in ay wax ka ogtahay wasaaradiisa arrimaha gudaha magacaabista degmooyinkaasi.
Wareegtadaasi ayaa waxaa saxaafadda ka hor aqriyay Afhayeenka dawladda KMG Cabdi Xaaji Goob Doon isagoo sheegay kadib wada tashi iyo soo jeedin ay sameysay wasaaradii hore ee arrimaha gudaha lalana socodsiiyay wasaarada iminka la go'aansaday ilaa 6 degmo in la magacaabo.
Deegaanada cusub ee degmo ahaanta loo aqoonsaday ee la magacaabay ayaa waxaa a mid ah Guriceel,Ceel Garas,Baxda,iyo Xeraale oo ka wada tirsan Galgaduud ayaa degmooyinka loo magacaabay halka deegaanada Cowl-guura iyo Jawle ee Gobolka Mudug iyana sidoo kale degmooyin cusub laga dhigay
Somaliweyn Media Center “SMC”
Wararka
Maanta 14-May-2008 |
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read
more) SMC-14-May-2008
Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read
more) SMC-14-May-2008
The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read
more) SMC-14-May-2008
People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read
more) SMC-14-May-2008
Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read
more) SMC-13-May-2008
50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read
more) SMC-13-May-2008
Bakara Market community appealed the TFG government (Read
more) SMC-12-May-2008
One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read
more) SMC-12-May-2008
Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read
more) SMC-12-May-2008
Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read
more) SMC-12-May-2008
The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read
more) SMC-11-May-2008
Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read
more) SMC-11-May-2008
Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read
more) SMC-11-May-2008
A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read
more) SMC-10-May-2008
Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read
more) SMC-10-May-2008
Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia
Somaliweyn Media Center (SMC)
|