News from Somalia in Somali |
Qaar ka mid ah Mas’uuliyiinta Isbaheysiga Dib U Xoreynta oo ku sii jeeda dalka Yemen oo lagu dhex dhexaadinaayo xubnaha Asmara iyo kuwa Jabuuti

Muqdisho, Isniin, Juun 30 2008 SMC“
Mas’uuliyiinta sar sare ee Isbahaysiga dib u xuraynta qaarkood ayaa ku sii jeeda Magaalada Sanca ee dalka Yemen, si ay uga qeybgalaan kulan lagu dhex dhexaadinaayo Sheekh Shariif iyo Xasan Daahir Aweys.
Xubnahaan ku sii jeeda magaalada Sanca ee dalka Yemen ayaa ku kala sugan iminka Asmara iyo iyo Jabuuti, iyadoo dalka Yemen ay taallo gogol nabadeed oo lagu dhex dhexaadinaayo xubnaha Isbahayysiga Dib u xoraynta.
Labada dhinac ee Isbahaysiga dib u xoraynta ayaa isla ogolaaday dhex dhexaadinta Yemen isla markaana ay diyaar u yihiin inay tagan magaalada Sanca, waxeyna ogolaadeen inay dirsadaan labada dhinacba wafdiyo balaaran si loo soo afjaro khilaafkaasi la sheegay inuu hareeyay mas’uuliyiinta Isbahaysiga Dib u xoraynta.
Kulankaasi ayaa la filayaa inay isku arkaan Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Sheekh Xasan Daahir Aweys oo iyagu isku khilaafay dhica Diblumaasiyadda, islamrkaana ku kala fogaadeen dhanka siyaasada tan iyo markii Sheikh Shariif uu muujiyay debacsanaan siyaasadeed iyo tanasul intaba.
Cali C/lla Saalax Madaxweynaha dalka Yemen ayaa sheegay inuu gogal u fidinaayo shirka lagu dhex dhexaadinaayo isbaheysiga dib u Xoreynta si loo dhameeyo khilaafkooda,iyadoo Sheekh Xasan Daahir Aweys dhinacooda sheegeen in ay diyaar u yihin kulankaasi
Somaliweyn Media Center “SMC”
Wararka
Maanta 14-May-2008 |
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read
more) SMC-14-May-2008
Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read
more) SMC-14-May-2008
The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read
more) SMC-14-May-2008
People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read
more) SMC-14-May-2008
Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read
more) SMC-13-May-2008
50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read
more) SMC-13-May-2008
Bakara Market community appealed the TFG government (Read
more) SMC-12-May-2008
One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read
more) SMC-12-May-2008
Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read
more) SMC-12-May-2008
Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read
more) SMC-12-May-2008
The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read
more) SMC-11-May-2008
Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read
more) SMC-11-May-2008
Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read
more) SMC-11-May-2008
A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read
more) SMC-10-May-2008
Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read
more) SMC-10-May-2008
Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia
Somaliweyn Media Center (SMC)
|