Somali News  
    Heesta Somaliweyn: Hees  
 
 


News from Somalia in Somali
Golaha Nabadgalyada Iyo Midowga Africa oo saaray Warbixin ka hadleysa Horumarka laga gaaray shirkii dib u heshiisiinta ee Jabuuti

Muqdisho, Isniin, Juun 30 2008 SMC     

Golaha Nabadgalyada Iyo Midowga Africa oo saaray Warbixin ka hadleysa Horumarka laga gaaray shirkii dib u heshiisiinta ee Jabuuti iyo xaaladaha ka taagan Soomaaliya.

Golaha Nabad galyada iyo Midowga Africa warbixin uu soo saaray waxa uu uga hadlay xaalada Binaaadnimo iyo mida ammaan ee ka jirta Soomaaliya.

Warbixintaan ayaa sidoo kale looga hadlay arrimaha Dib u heshiisiinta dhinacyada Soomaaliya iyo horumarka laga gaaray hishiiskii dhawaan ay ku gaareen Djibouti dowlada KMG iyo isbaheysiga dib u Xoreynta Soomaaliya oo warbixinta lagu xusay inuu ahaa mid laga gaaray horumar la taaban karo.

Shir madaxaxeydka Afrika ee maanta ka furmaya magaalada Sharma sheekh ee dalka Masar ayaa lagu wadaa in la hordhigo Warbixintaan, iyadoo warbixintaan muujinaysa sida Caalamka ugu heelan yahay sida ay u doonayan in Soomaaliya nabad uga dhalato, gaar ahaan Golaha Nabad galyada iyo Midowga Africa.

Golaha amaanka iyo miwdowga Africa ayaa lagu wadaa inuu maanta hor dhigo shir madaxeedka Midowga Afrika in ay qaadaan talaabooyin lagu meel marinayo hishiiskii 9 bishan ku gaareen dalka Jabuuti dhinacyada siyasadda Soomaaliya isku haya, iyadoo heshiiskaas qodabadii ugu muhiimsanaa ay ka mid ahayd in dagaalada ka soconaaya Soomaaliya la joojiyo muddo 30 maalmood guduhood laga bilaabo markii saxiixo hishiiskaasi, islamarkaana la keeno dalka Soomaaliya la keeno Ciidamo ka socda Qaramada Midoobe.

Somaliweyn Media Center “SMC”

http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=781068&searchposition=176&searchtotal=1000Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=767625&searchposition=247&searchtotal=1000
Wararka Maanta 14-May-2008
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read more) SMC-14-May-2008

Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read more) SMC-14-May-2008

The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read more) SMC-14-May-2008

People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read more) SMC-14-May-2008

Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read more) SMC-13-May-2008

50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read more) SMC-13-May-2008

Bakara Market community appealed the TFG government (Read more) SMC-12-May-2008

One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read more) SMC-12-May-2008

Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read more) SMC-12-May-2008

Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read more) SMC-12-May-2008

The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read more) SMC-11-May-2008

The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read more) SMC-11-May-2008

Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read more) SMC-11-May-2008

Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read more) SMC-11-May-2008

A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read more) SMC-11-May-2008

The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read more) SMC-10-May-2008

Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read more) SMC-10-May-2008

Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia

Google
 
Web You Domainame
Somaliweyn Media Center (SMC)