Somali News  
    Heesta Somaliweyn: Hees  
 
 


News from Somalia in Somali
Shirkii ururka SSUP oo maanta la soo gebegebeeyay

Eskilstuna, Axad, Juun 29 2008 SMC         

Waxaa Maanta La Soo Gebegebeeyay Shirkii Ururka SSUP Kaas Oo Ka Dhacay Magaalada Eskilstuna Dalka Sweden.

Dadkii Faraha Badnaa Ee Ka Soo Qeybgalay Shirkaas Waxa Ay Ka Kala Yimaadeen Wadamada Mareykanka,Jarmalka Iyo Guud Ahaan Dalka Sweden Oo Dhan,Intii Nasiibka U Yeelatay,Intaan Nasiibka U Yeelana Waxa Ay Kaga Qaybgaleen Qadka Taleefoonka Oo Si Isdaba Jooga Uu Ugu Soo Dhacayay Xoghaynta Shirka,Qof Walbana Laga Qancinayay Fikradii Uu Ka Aminsanaa Ururka SSUP Intii Uu Shirku Socday Dadkii Ka Soo Qeyb Galay Shirka Waxa Ay Ku Qaadanyeen Cashar Ku Saabsan Sida Uu Ururku U Shaqeeyo,Waxyaabha U Qabsoomay Iyo Waxyaabaha Looga Bahanyahay In Uu Ururku Qabto Ururka SSUP Waa Urur Aan Ku Ekeyn Dalka Sweden Ee Waxa Uu Ka Howlgalaa Guud Ahaan Dalka Somaliya Oo Dhan,shirka ayaa aad looga dooday Axdiga dastuurka halkaana oo si cod hal dheeri ah lagu codeeyey halkaana lagu dhaqan galiyey.

Waxaan shir jaraaid wada jir ah u qabtay Gudoomiyaha Ururka SSUP Yasiin Maxaaxi Macalin , Xogeenta Ururka Eng Axmed Maxamud Waxareey iyo Shir gudoonka shirka Cabdulaahi Xasan Dhaqaale.

Gabagabadii shirka waxaa halkaa ka hadlay gudoomiyaha ururka SSUP oo u mahad celiyey Prefasoor Maxamed Cali Abuukar oo ka yimid dalka Mareykanka iyo Saxaafadii sida tooska ah u tabineysay kuwaas oo kala ah www.dayniile.com, www.Soomaaliweyn.com













Somaliweyn Media Center “SMC”

http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=781068&searchposition=176&searchtotal=1000Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=767625&searchposition=247&searchtotal=1000
Wararka Maanta 14-May-2008
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read more) SMC-14-May-2008

Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read more) SMC-14-May-2008

The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read more) SMC-14-May-2008

People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read more) SMC-14-May-2008

Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read more) SMC-13-May-2008

50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read more) SMC-13-May-2008

Bakara Market community appealed the TFG government (Read more) SMC-12-May-2008

One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read more) SMC-12-May-2008

Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read more) SMC-12-May-2008

Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read more) SMC-12-May-2008

The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read more) SMC-11-May-2008

The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read more) SMC-11-May-2008

Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read more) SMC-11-May-2008

Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read more) SMC-11-May-2008

A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read more) SMC-11-May-2008

The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read more) SMC-10-May-2008

Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read more) SMC-10-May-2008

Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia

Google
 
Web You Domainame
Somaliweyn Media Center (SMC)