News from Somalia in Somali |
Ciidamada Dawlada Ethipia oo Caawa Duqen Xoogam u Geystay Magaalada Guriceel

Muqdisho, Axad, Juun 29 2008 SMC“
Wararka ka Imanaya Magaalada Guricel ee Gobalka Galgaduud ayaa sheegay In Saalada Maqrib ka dib ay Magaaladaasi Madaafiic la dhaceen Ciidamada Dawlada Ethiopia oo Shalay Fariisinka ka sameystay Magaaladaasi.
Ilo wareed ku Sugan Guriceel oo Somaliweyn u waramay ayaa sheegay in Magaaladaasi oo Intii badneyd dadkii ku Nool ay Xalay Iyo Saake ka Barakaceen Isla markaasi ay ku Qasbi Doonto Inta Dhiman ay ka Cararaan .
Dadka Degaanka ayaa sheegay in ciidamada dawlada Ethopia ay ka Jawaabeen Hobiyaal lagu weeraray
Ma Jirto Ilaa Xiligan Cid Sheegatay Weerarka Iyo Qasaarahii uu gaarsiyay dagaalka qeybahii uu u dhaxeyay iyo dadka Rayidka Intaba .
Waxaa uu Noqonayaa Dagaalkan Kii Labaa oo Mudo ka yar 24 Saac loogu geysto Magaaladaasi Ciidamada Ethiopia ee Shalay Saldhiga ka Sameystay Guriceel
Somaliweyn Media Center “SMC”
Wararka
Maanta 14-May-2008 |
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read
more) SMC-14-May-2008
Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read
more) SMC-14-May-2008
The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read
more) SMC-14-May-2008
People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read
more) SMC-14-May-2008
Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read
more) SMC-13-May-2008
50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read
more) SMC-13-May-2008
Bakara Market community appealed the TFG government (Read
more) SMC-12-May-2008
One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read
more) SMC-12-May-2008
Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read
more) SMC-12-May-2008
Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read
more) SMC-12-May-2008
The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read
more) SMC-11-May-2008
Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read
more) SMC-11-May-2008
Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read
more) SMC-11-May-2008
A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read
more) SMC-10-May-2008
Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read
more) SMC-10-May-2008
Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia
Somaliweyn Media Center (SMC)
|