News from Somalia in Somali |
Waaxdda Bulaacadaha Dawladda Hoose oo Haatan wadda Hawllo dib loogu Habeynaayo Marianaddii Biyaha Xaamar mari jireen

Muqdisho, Sabti, Juun 29 2008 SMC“

Masuuliyiinta Waaxdda Bulaacadaha Dawladda Hoose ee magaaladda Muqdisho ayaa haatan ku hawlan sidii ay mar kale dib ugu dayactiri lahayd Marinaddii biyaha ee waooyinka Magaaladda Mugdisho, kuwaas oo 18-kii sanno ee ugu dambeeyay burbursanaa, islamrkaasna noqday kuwo hawl gab ah oo aanan shaqeyn karin xiligaan oo lagu guda jiro xili roobab ah, daadkii ka soo rogmadana ay noqdaan kuwo si weyn wax yeello ba’an ugu geystay inta badan bulshadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Magaaladda Muqdisho daafaheedda kala duwan.
Masuuliyiinta Waaxadda Bulaacadaha Dawladda Hoose ayaa haatan dhaxdda u xirtay sidii ay mar kale dib ugu habeyn lahayd marinadii biyaha iyo qashinka ka dhasha Roobabka, waxaana haatan dayactir dhameys ku dhaw uu si habsami leh uga socddaa Degmooyinka Shangaahi iyo C/casiis ee magaaladda Muqdisho, iyaoo qaar ka mid ah marinaddii ay mari jireen daadadkaas haatan dib loo qodaayo isla markaasna la gelinaayo dhuumihii qaadi jiray daadadka iyo qashinadda.
Aintaan oo modooyinkaan soo socotay ayaa waxaa haatan ay tahay mid hawlaheedda meel fiican ay maraayaan iyadoo la rajeynaayo in dhawaan la soo idleeyo sida uu sheegay Agaasimaga guud ee Waaxdda hawlaha good isla markaasna ah sii hayaha waaxda bulaacadaha dawladda Hoose ee xamar Muqtaar Abuukar Macalin.
Ku xegeenka Duqa magaaladda Muqdisho ee xagga arimaha Bulshadda Maxamed Cusnmaan cali (Dhagaxtuur) ayaa maanta waxaa uu kormeer ku soo maray Degmooyinka Shangaani iyo C/Casiis ee magalaadadda mugdisho kuwaas oo ay haatan ka socdaan hawlo lixaad leh oo mar kale dib loogu dayactiraayo looguna soo nooleynaayo marinadii biyahan iyo qashinka e badda ku shubi jiray.
Md Dhagaxtuur waxaa uu si weyn ugu kuur galay sida ay u socdaan hawlahaasi dayactirka ah waxaana uu masuuliyiinta hawlahasi ku guda jiray uu ku booriyay in ay dedejiyaan si buu yiri loogaga hortaggo inay daadadka ka soo rogmadda Roobabka inay wexyeello u ugu geeysan umadda Soomaliyeed ee ku dhaqan magaalada Mugdisho.
Maxamed Cusmaan dhagaxtuur waaa kale uu ka hadlay hawlaha Baaxadda leh ee horyaalla maamulka Gobolka Banaadir iyo sida wax loogaga qaban karro isagoo xusay in dhawr jeer oo hore uu gobolku ugu guuleeystay mashaariic yar yar oo ay ka mid ahaayeen Dayartirka kawaanadda Hilinka ee suuqyadda Mugdisho, MCH-yadda ,Suuqyadda iyo Qaar ka mid ah wadooyinka magaladda Mugdisho kuwaas oo uu sheegay in uu maamulku ku guuleystay in uu wax badan ka qabto maantana ay yihiin kuwo ay ka manaafacaadsadaan bulsahadda Soomaaliyeed waxaana uu ugu baaqay hawl wadeenadda mashruucaan bulacadaha in ay dedejiyaan hawlaha ay dib ugu dayactiraayaan marinadii biyaha wasaqdda ah iyo qashinka ka soo rogmadda xiliyadda roobabka iyo kuwa kale ee iskood u wasaqoobay, si loo dhawro ayuu yiri caafimaadka bulshadda iyo kor u qaadidda nadaafadda guud ee Muqdisho







Somaliweyn Media Center “SMC”
Wararka
Maanta 14-May-2008 |
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read
more) SMC-14-May-2008
Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read
more) SMC-14-May-2008
The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read
more) SMC-14-May-2008
People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read
more) SMC-14-May-2008
Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read
more) SMC-13-May-2008
50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read
more) SMC-13-May-2008
Bakara Market community appealed the TFG government (Read
more) SMC-12-May-2008
One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read
more) SMC-12-May-2008
Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read
more) SMC-12-May-2008
Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read
more) SMC-12-May-2008
The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read
more) SMC-11-May-2008
Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read
more) SMC-11-May-2008
Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read
more) SMC-11-May-2008
A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read
more) SMC-10-May-2008
Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read
more) SMC-10-May-2008
Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia
Somaliweyn Media Center (SMC)
|