News from Somalia in Somali |
Ololihii Nadaafadda ee ka socday degmooyinka Gobolka Banaadir oo si xowli ah ku socda

Muqdisho, Sabti, Juun 29 2008 SMC“

Ololihii Nadaafadda ee ka socday degmooyinka Gobolka Banaadir oo si xowli ah ku socda, iyadoo masuuiyiin ka tirsan maamulka gobolka Banaadir kormeerayaan.
Iyadoo maalmihii ugu dambeeyay uu degmooyinka gobolka Banaadir si habsami leh uga socday Oloihii Nadaafadda , haatana uu maraayo meel wanaagsan ayaa waxaa saaka Kormeer ku soo kala bixiyay Goobihii uu ka socday ololahaasi masuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Banaair.
Ololahaan oo ay socod siintiisa iska kaashanaayaan Hay’adda WFP iyo Uurka Maxaliga ah ee IDDA ayaa waxaa loogu talagalay in wax loogaga qabto laguna nadiifiyo Guud ahaan magaaladda Muqdisho si dib loogu soo nooleeyo bilicdii iyo qoruxdii lagu yiqiin caasimadda Soomaaliya ee Muqdishu.
Ololahaan ayaa waaa ka qeyb qaadanaaya in ka badan 750 Ruux oo haweeyn iyo ragba iskugu jira kuwaas oo loogu talagakay in uu ololahaan u noqddo Fursad Shaqo abuurid iyo nolol wanaagsan, waxaana lagu bixiyaa raashin iyo bii kaash ah, taas oo ay gacan ka geeysato Hay’adda WFP.
Ku xegeenka Duqa magaaladda Muqdishu ee arimaha bulshadda Maxamed Cusmaan Dhagaxtuur oo ay wehliso gudoomiyaha degmadda C/Casiis Sacdiyo Axmed Gacal ayaa soo kormeeray sida uu u socddo ololahaani waxayna boqolaalkii ruux ee ka qeyb qaadanayay ku booriyeen in ay dhaxdda u xirtaan sidii ay u nadiifin lahaayen wadooyinka magaaladda Muqdisho si loo helo nadaafad buuxdda iyo Nolol wanaagsan iyadoo la raacaayo in nadaafadu ay tahay iimaanka barkiis.
Madaxdu waxaa kaloo ay ku booriyeen hawlwaeenadii ololahaasi in ay ku dadaalaan sidii ay u gudan lahaayeen waajibaadka saran oo ku aadan nadaafadda iyadoo sheegay in uu jiro tartan ku aadan aritaan qof kastana lagu abaal marin doono wixii uu muteysto.
Intii ay ku guda jireen kormeerkoodda waaa kaloo ay lugta soo mariyeen Xarunta kajinka Degmadda C/Casiis kaas oo lagu quudiyo Boqolaal Qoosas oo ah dad aad iyo aad ugu liito dhinaca Nolasha, waxayna kula dardaarmeen in ay si cadaalad ah wax ugu qeeybiyaan.
Kijinadaan ayaa waxaa gacanta koowaad ka geysta Hay-adda WFP oo bixisa garaamka lagu quudiyo Boqolaalka Qoos ee aad iyo aadka u liita, sidoo kalna waxaa gacantaas la mid ah ka geysta Hay-adda maxaliga ah e lagu magacaabo SAACID, oo xirii la leh maamulka gobolka Banaadir , waaana kaamamka hor fadhiya Boqolaal qoys oo sugyay in loo qeybiyo raashin biseyl ah oo lagu kariyay kajinadaasi.





Somaliweyn Media Center “SMC”
Wararka
Maanta 14-May-2008 |
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read
more) SMC-14-May-2008
Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read
more) SMC-14-May-2008
The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read
more) SMC-14-May-2008
People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read
more) SMC-14-May-2008
Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read
more) SMC-13-May-2008
50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read
more) SMC-13-May-2008
Bakara Market community appealed the TFG government (Read
more) SMC-12-May-2008
One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read
more) SMC-12-May-2008
Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read
more) SMC-12-May-2008
Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read
more) SMC-12-May-2008
The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read
more) SMC-11-May-2008
Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read
more) SMC-11-May-2008
Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read
more) SMC-11-May-2008
A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read
more) SMC-10-May-2008
Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read
more) SMC-10-May-2008
Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia
Somaliweyn Media Center (SMC)
|