News from Somalia in Somali |
Dowladaha Spain iyo France ayaa heshiis ku gaaray in ay Ciidamo dhigaan Xeebaha Wadanka Soomaaliya si ay uga hortagaan burcad-badeedka Soomaalida

Muqdisho, Sabti, Juun 29 2008 SMC“
Labadani Dowladood ee France iyo Spain ayaa heshiiskani ay gaareen u noqonaya Midowga Yurub dhiiragelin ku aadan sidii ay wax uga qaban lahaayeen xaaladaha adag ee kajira wadanka Soomaaliya.
Iyaga oo kaashanaya labadani dowladood Dowlada federaalka ayaa waxa ay ciidamo kuwa badda ah ay dhigi doonaan qeybo kamid ah xeebaha Wadanka dhaca geeska Afrika ee Soomaaliya si ay wax weyn uga qabtaan Burcad badeeda Soomaaliyeed ee afduubka kula kaca Maraakiibta iyo doomaha u raran hey’adaha Samafalka iyo kuwa dalxiis ahaanta kusoo mara xeebaha Dalka Soomaaliya.
Heshiiska ay gaareen labadani dowladooda ayaa waxaa u kala saxiisay Madaxweynaha wadanka Spain Khuuseeh luwiis iyo ra’iisal wasaaraha France Faranso Fiyuun.
Horey ayaa xeebaha Soomaaliya waxaa ugu sugnaa Maraakiib ay leeyihiin dowlado shisheeya kuwaasi oo dhowr jeer baacsaday burcad badeedka Soomaaliyeed inkastoo burcad badeedkaasi weli aanan loo helin xakameyn looga hortagayo in la afduubto Maraakiibta Shisheeye ee Xeebaha Soo mara.
Somaliweyn Media Center “SMC”
Wararka
Maanta 14-May-2008 |
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read
more) SMC-14-May-2008
Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read
more) SMC-14-May-2008
The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read
more) SMC-14-May-2008
People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read
more) SMC-14-May-2008
Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read
more) SMC-13-May-2008
50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read
more) SMC-13-May-2008
Bakara Market community appealed the TFG government (Read
more) SMC-12-May-2008
One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read
more) SMC-12-May-2008
Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read
more) SMC-12-May-2008
Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read
more) SMC-12-May-2008
The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read
more) SMC-11-May-2008
Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read
more) SMC-11-May-2008
Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read
more) SMC-11-May-2008
A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read
more) SMC-10-May-2008
Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read
more) SMC-10-May-2008
Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia
Somaliweyn Media Center (SMC)
|