News from Somalia in Somali |
Mareykanka iyo Yemen oo sheegay inay doonayaan in arrimaha Soomaaliya lagu dhameeyo hab nabadeed

Muqdisho, Sabti, Juun 29 2008 SMC“
Safiirka mareykanka ee Yemen Steven Sash Wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Yemen Abuubakar Alqirbi ayaa kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Sanca uga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid arrinta Soomaliya.
Wasiirka Arrimaha Dibadda Yemen Abuubakar Alqirbi ayaa kala hadlay safiirka Mareykanka xaalada Soomaaliya iyo aragtida Yemen ee ku waajahan dadaalka ay Qaramada Midoobe iyo dadaalka beesha caalmka ay wadaan ee ah sidii Soomaaliya looga dhalin lahaa nabad.
Sidoo kale Safiirka ayaa isna ka hadlay in dowladda Mareykanka ay doonayso in xaalada Geeska Africa guud ahaan gaar ahaan Soomaaliya lagu xaliyo hab nabadeed, iyadoo lala kaashanayo beesha caalamka.
Dowladaha Mareykanka iyo Yemen ayaa kulankooda ay uga hadlayaan arrimaha Soomaaliya wuxuu ku soo aadayaa xilli mareykanku sheegay inuu si buuxda u taageersan yahay mirihii ka soo baxay shirkii kooxaha Soomalida ugu soo gabagaboobay 9-kii Bishan kaas oo laga soo aaray heshiis 11-qodob ka kooban.
Somaliweyn Media Center “SMC”
Wararka
Maanta 14-May-2008 |
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read
more) SMC-14-May-2008
Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read
more) SMC-14-May-2008
The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read
more) SMC-14-May-2008
People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read
more) SMC-14-May-2008
Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read
more) SMC-13-May-2008
50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read
more) SMC-13-May-2008
Bakara Market community appealed the TFG government (Read
more) SMC-12-May-2008
One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read
more) SMC-12-May-2008
Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read
more) SMC-12-May-2008
Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read
more) SMC-12-May-2008
The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read
more) SMC-11-May-2008
Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read
more) SMC-11-May-2008
Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read
more) SMC-11-May-2008
A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read
more) SMC-10-May-2008
Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read
more) SMC-10-May-2008
Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia
Somaliweyn Media Center (SMC)
|