Somali News  
    Heesta Somaliweyn: Hees  
 
 


News from Somalia in Somali
Dowladda KMG ah oo shaaca ka qaaday Markii ugu horaysay inay jiraan dolwado Carbeed oo taageeraya Muqaawamada  ka dagaalamaya Gudaha dalka Soomaaliya

Muqdisho, Sabti, Juun 29 2008 SMC       

Wareysi uu la yeeshay TVga ALcarabiya laguna  soo daabacay Website-ka Al-arabiya. Net  ee lala yeeshay Raisulwasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Waxbarashadda, Caafimaadka iyo aqoonta Dowladda KMG ah  Caydiid C/llaahi Ilka-Xanaf ayaa shaaca waxa uu ka qaaday in ay jiraan laba dowladood oo carab ah oo  uusan sheegin magacyadooda, kuwaas oo uu sheegay inay taageeraan kooaha ka dagaalamaya Gudaha dalka Soomaaliya.

Ra’iisul wasaare ku xigeenka Dowladda KMG ah Caydiid C/llaahi Ilka-Xanaf ayaa waxa uu sheegay in sheikh Xasan Daahir Aweys ay u gacan gelinaayaan haadii taasi ay Soomaalidu u aragto Mareykanka, wuxuuna sheegay inta badan in Soomaalidu ay doonayso  inay nabad ka dhalato Dalkooda.

Caydiid C/llaahi Ilka-Xanaf  waxa uu sidoo kale cadeeyay in  Sheekh Shariif Sheekh Axmed inuu kaalin siyaasadeed oo weyn ku leeyahay Dowladda haatan ka jirta dalka Soomaaliya iyo hanaanka lagu doonayo Nabad ku soo dabaalidda soomaaliya , wuxuuna  ugu baaqay shariifka in aanu cidina kala baqin waxa uu aaminsan yahay.

Sidoo kale waxa uu Ra’iisul wasaare ku xigeenka Dowladda KMG ah Ilka –Xanaf  in qabaaillada soomaalida qaar ka mid ah ay  dowladda Mareyknaka is-dhaafsadaan Macluumaadka la xiriira Dembiilayaasha lagu raad-joogo, wuxuuna sheegay in iskaashigaasi horseeday hawlgalkii ugu dambeeyey ee lagu dilay Hoggaamiyihii Dhaqdhaqaaqa Al-shabaab Aadan Xaahi Cayrow, wuxuuna shaaca ka qaaday in gunaanadka shirka Soomaalida uu ka dhici doono  Magaalada Barakeysan ee Makka Al-mukarama , waxaana uu sheegay in uu yahay dhamaystirka shirka Dib u heshiisiinta kooxaha Soomaaliya.

Somaliweyn Media Center “SMC”

http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=781068&searchposition=176&searchtotal=1000Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=767625&searchposition=247&searchtotal=1000
Wararka Maanta 14-May-2008
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read more) SMC-14-May-2008

Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read more) SMC-14-May-2008

The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read more) SMC-14-May-2008

People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read more) SMC-14-May-2008

Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read more) SMC-13-May-2008

50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read more) SMC-13-May-2008

Bakara Market community appealed the TFG government (Read more) SMC-12-May-2008

One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read more) SMC-12-May-2008

Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read more) SMC-12-May-2008

Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read more) SMC-12-May-2008

The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read more) SMC-11-May-2008

The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read more) SMC-11-May-2008

Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read more) SMC-11-May-2008

Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read more) SMC-11-May-2008

A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read more) SMC-11-May-2008

The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read more) SMC-10-May-2008

Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read more) SMC-10-May-2008

Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia

Google
 
Web You Domainame
Somaliweyn Media Center (SMC)