News from Somalia in Somali |
Madaxweyne C/laahi Yuusuf Soomaaliya oo dalka Masar uga qeybgalaya shir madaxeedka Qaarada Afrika

Muqdisho, Sabti, Juun 28 2008 SMC“
C/laahi Yuusuf Axmed Madaxweynaha Dowladda KMG ah ee Soomaaliya ayaa isga iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa maanta la filayaa inay gaaraan magaalo Madaxda Dalka Masar ee Qaahira si ay uga qeybgalaan shir madaxeedka Qaaradda Afrika ee Berito ka furmaya halkaasi.
Madaxweynaha iyo wafdiga uu hogaaminaayo ayaa iyagu ka dhoofay dalka maalinimadii shalay iyadoo islamaanta la hadal hayo inay gaarayaan xarunta dalka Masar ee Qaahira.
Waxaa horay halkaasi u joogay Wasiirka arimaha dibadda ee Soomaaliya oo isagu halkaasi u joogay shirka Wasiirada arrimaha Dibadda oo isna ka dhacay Qaahira, iyagoo wasiirada Arrimaha Dibadda Afrika ay sii dejinaayeen ajandayaashii looga hadli lahaa shirmadaxeedka Afrika oo maalinta Berri ah ka furmaya Qaahira.
Magaalada loo dalxiiska tago ee Sharma-Al-Sheekh ayaa waxaa ku soo qul qulaaya Madax fara adan oo Afrikaan ah, iyadoo Madaxweyne C/laahi Yuusuf uu kaga hadli doono shirkaasi arrimo kala duwan oo ay ugu muhiimsan tahay in uu hogaamiyeyaasha Afrikaanka u soo jeediyey sida ay uga gaabiyeen inay fuliyaan balanqaadkii ahaa inay ciidamo u soo dirayaan Soomaaliya.
Somaliweyn Media Center “SMC”
Wararka
Maanta 14-May-2008 |
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read
more) SMC-14-May-2008
Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read
more) SMC-14-May-2008
The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read
more) SMC-14-May-2008
People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read
more) SMC-14-May-2008
Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read
more) SMC-13-May-2008
50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read
more) SMC-13-May-2008
Bakara Market community appealed the TFG government (Read
more) SMC-12-May-2008
One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read
more) SMC-12-May-2008
Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read
more) SMC-12-May-2008
Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read
more) SMC-12-May-2008
The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read
more) SMC-11-May-2008
Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read
more) SMC-11-May-2008
Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read
more) SMC-11-May-2008
A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read
more) SMC-10-May-2008
Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read
more) SMC-10-May-2008
Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia
Somaliweyn Media Center (SMC)
|