Somali News  
    Heesta Somaliweyn: Hees  
 
 


News from Somalia in Somali
Iska horimaad dhimasho iyo dhaawac ka dhashay oo ka dhacay Degmada Guri Ceel ee Gobolka Galgaduud

Muqdisho, Sabti, Juun 28 2008 SMC     

Wararka ka imaanaya degmada Guraceel ayaa sheegaya inuu halkaasi uu ka dhacay dagaal qaraar oo ay isga horymaadeen ciidamada Itoobiyaanka iyo kooxaha ka soo horjeeda Joogitaankooda, iyadoo dagaalkaasi la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan.

Degmada Guri Ceel wararka naga soo garaya waxey kaloo sheegayaan in dagaalkaasi ay ku dhinteen laba Qof oo rayid ah waxaana ku dhaawacmay laba kale ka dib markii uu madfac ku soo dhacay guri ku yaala gudaha magaalada Guri Ceel.

Ciidamada Itoobiyaanka oo wata dabaabado xoog badan iyo ciidamo lixaad leh ayaa halkaasi jooga, waxayna ciidamadaasi markoodii hore ka tageen magaalada B/weyne, lamina oga sababta ay ciidamadaasi u tageen halkaasi.

Wararkii ugu dambeeyay ee aan ka helayno Degmada Guri ceel ayaa sheegaya in haatan xaaladu degan tahay, iyagoo Itoobiyaanku ku sugan yihiin fariisimo ay ka samaysteen magaalada markii ay shalay soo gaareen halkaasi.

Dagaalka lagala horyimid Ciidamada Itoobiyaanka ayaa waxaa sheegtay dhaq dhaqaaqa hubaysan ee Al-Shabaab, waxeyna ku hanjabeen in ay dagaalka ku wadi doonaan inta ay ka baxayaan ciidamada Itoobiyaanka, iyadoo magaaladaasi ay inta badan dadkii ay isaga baxeen iyagoo ka baqaya in dhibaato ka soo gaarto dagaalkaasi.

Somaliweyn Media Center “SMC”

http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=781068&searchposition=176&searchtotal=1000Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=767625&searchposition=247&searchtotal=1000
Wararka Maanta 14-May-2008
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read more) SMC-14-May-2008

Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read more) SMC-14-May-2008

The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read more) SMC-14-May-2008

People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read more) SMC-14-May-2008

Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read more) SMC-13-May-2008

50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read more) SMC-13-May-2008

Bakara Market community appealed the TFG government (Read more) SMC-12-May-2008

One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read more) SMC-12-May-2008

Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read more) SMC-12-May-2008

Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read more) SMC-12-May-2008

The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read more) SMC-11-May-2008

The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read more) SMC-11-May-2008

Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read more) SMC-11-May-2008

Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read more) SMC-11-May-2008

A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read more) SMC-11-May-2008

The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read more) SMC-10-May-2008

Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read more) SMC-10-May-2008

Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia

Google
 
Web You Domainame
Somaliweyn Media Center (SMC)