Somali News  
    Heesta Somaliweyn: Hees  
 
 


News from Somalia in Somali
Shaqaalihii UNDP oo maanta lagu afduubay gobolka Bakool oo la sii daayey

Muqdisho, Sabti, Juun 28 2008 SMC     

Labo ajaaniib oo ka tirsnaa hay'adda UNDP qeebteedamiino baarista (Mine action) ee goboka Bakool ayaa gabaldhicii maanta la sii daayey ka gadaal markii ay afduubteen kooxo hubeysan oo maanta weerar ku soo qaaday guriga gudoomiyaha goboka Bakool iyo kan degmadda Xudur.

Ajaaniinta la siidaayey ayaa waxay u dhasheen dalaka Sweden iyo Denmark, waxaana markii la sii daayey kadib loo soo qaaday magaaladda Baydhabo ee xarunta gobolka Bay, halkaasi oo maalinadda berito la filayo inay ka ambabaxaan.

Siideysmadda ajaaniibtaani waxaa Somaliweyn u xaqiijiyey Cabdiraxmaan Ciiso Cadow oo ah afhayeenka maxkamadda Islaamka oo sheegay in la siidaayey labadaasi qofood maanta.

Maahan markii ugu horeysay shaqaalo samafala oo ka howlgalo gudaha dalka kooxo hubeysan ay afduub u geestaaan, balse waa markii ugu horeysay qeebo ka mid ah gobolka Bakool afduub loogu geesto shaqaalo ajaaniib ah oo ka tirsan hay'adda UNDP.

Falkani ayaa waxaa uu saameen ku yeeshay shaqaalaha ajaaniinta ee ka howlgalo gobokaasi iyadoo maantana garoonka diyaaradaha ee degmadda Waajid ay ka duuleen ku dhawaad 15 shaqaale oo ka tirsanaa hay'addaha samafalka kuwaasi oo ka cabsi qabay in falaf tan la mid ah loogeesto.

Somaliweyn Media Center “SMC”

http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=781068&searchposition=176&searchtotal=1000Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=767625&searchposition=247&searchtotal=1000
Wararka Maanta 14-May-2008
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read more) SMC-14-May-2008

Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read more) SMC-14-May-2008

The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read more) SMC-14-May-2008

People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read more) SMC-14-May-2008

Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read more) SMC-13-May-2008

50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read more) SMC-13-May-2008

Bakara Market community appealed the TFG government (Read more) SMC-12-May-2008

One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read more) SMC-12-May-2008

Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read more) SMC-12-May-2008

Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read more) SMC-12-May-2008

The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read more) SMC-11-May-2008

The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read more) SMC-11-May-2008

Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read more) SMC-11-May-2008

Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read more) SMC-11-May-2008

A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read more) SMC-11-May-2008

The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read more) SMC-10-May-2008

Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read more) SMC-10-May-2008

Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia

Google
 
Web You Domainame
Somaliweyn Media Center (SMC)