Somali News  
    Heesta Somaliweyn: Hees  
 
 


News from Somalia in Somali
Shriweynihii Xisbiga Midnimada Bulshada Soomaaliyeed ee Somali Social Unity Part SSUP oo Wajigiisa koowaad maanta furmay

Eskilstuna Sabti, Juun 28 2008 SMC     

Shirweynaha ayaa maanta oo Tariikhu ay tahay 28-ka bishan uu si habsanima leh uga furmay Magaalada Esklistuna ee Gobalka Sörmland waxaana lagu wadaa in uu socda ilaa laba malin..

Waxaa Shir Guddon ahaa Abdulaahi Hassan (Dhaqaale) oo Qeybinayay Qudbadaha iyo ajandaha shirka waxeyna u dhaceyn Qudbadihii maanta sida tan.

Waxaa Soconaya Qudbado kala duwan halkaasi laga jeedinayo ayadoo uu furay Shirka Ku xigeenka Duqa Magaalada

Eskilstuna Jimmy Jonsson waxuna ka shekeyay tariikhda Gobalka iyo fikirkiisa ku adan Ururka SSUP waxuuna amaan usoo jeediyay Xubnaha Ururka in ay sii wadan shaqada ay hayaan waxuuna sidoo kale shegay in ay aad ugu faraxsan yihin marti galinta Shirka ee Gobalkooda Ma'ahan oo kaliyah waxuu halkaasi ka shegay Kuxigeenka Duqa Magaaladaasi Mr Jimmy Jonsson waxaana halkaasi lagu guddonsiiyay Abaal marin ay ugu Tala galeyn Ururka SSUP oo aheyd Shahaado Sharaf.

Sidoo kale waxaa qudbad Diini ah halkaasi ka jeediyay Shiikha Magaalada Gothenburg ahna imaamka Magaladaasi Shiikh Abdiraxan Shiikh Muhudin Celi oo ka mid ahaa Wafuudii ka soo Qeyb Galeysa Shirkaasi waxuu sheegay in uu yahay Ururkaan mid leh wax tar tiigsanaya Hormar weyn waxuu sidoo kale shegay Shiikha in uu la dahcay Fikirka iyo Shaqada ururka uunu ugu mahad celiyay Dhamaan Xubanaha Ururka una shegay in ay ka fogaadan waxii dhawacaya diinta islaamka sidoo kale waxuu Sheekha soo qaatay Gabyo lala dhacay fikirweyna ku jiray dhaman xubnaha Ururka ee kasoo qeyb galay ay la dhaceyn waxuuna ugu dambeyntii sheekha kula dardaram dhaman mamulka iyo xubnaha ururka in ay sii wadaan dadalkooda ayna sii laba jibarayn waxaana halkaasi shiikha lagu gudoonsiiyay shaado sharaf iyo hadiyad ah Suurad ka mid ah Qur'aanka kariimka oo sawir aad u qurux badan ku dhex qorneyd.

Qudbada waxaa qatay Guddomiyaha Ururka Midnimada Bulshada Soomaaliyeed ee Somali Social Unity Part SSUP Mudane Yassin Mahi oo marka hore u mahad celiyay dhaman kasoo qeyb galayasha ka kala yimid aduunka dacaladiisa iyo martida sharafta leh ee ayagana usoo huray waqtigooda qiimaha badan iyo bahda Sxafada oo maanta ahaa kuwo isugu jira ajaanib iyo soomaali oo tabinayay sharweynaha SSUP ee Sanadlaha ah waxuu Mudane Maaxi halkaasi ka jeediyay qudbad weyn uu kaga hadlayo arimo badan oo kusabsan ururka waxqabadkiisa cusub iyo midkii ay soo mareyn waxuu maaxi halkaasi ka shegay iyo tix gabay ah oo ururka loo sameyay kasoo jediyay waxuuna ugu dambeyntii u mahad celiyay mar labaad dhamaan wufuuda kasoo qeyb gashay shirkaani oo iskugu jiray boqolaal dumar iyo ragg oo ka kala yimid aduunka daafahiisa waxuu maaxi sheegay in aynan u dulqadan karin waxkasta oo dhibaya bulshada soomaaliyeed ayna yeeli doonin sidaa waxaa yiri Mudane Maaxi.

Sidoo kale waxaa halkaasi Flim Cajib ah kusoo bandhigay oo ka hadlaya arimaha Bulshad iyo dhibaatada heysata Eng Ahmed Mahamuud Macalin (Waxareey) oo ka mid ahaa soo diyariyasha shirweynaha maanta furmay waxuu soo bandhigay film ka turjumaya dhibaatada heysata arimaha bulashada iyo sida ay u dhaqman Bulashada rer sweden maanta waxuu sidoo kale xambarsanaa filmka macluumadyo badan oo quseya arimaha bulshada Eng Waxareey waxaa amaan balaran aan lasoo koobi karin usoo jeediyay dhaman xubnaha Ururka iyo Guddomiyaha sida uu uga qeyb qatay Diyaarinta Shirweynaha.

Sidoo kale waxaa ka hadlay Kuxigeenkii Duqii Hore ee Magaalada Muqdisho ikar amiin ikar oo soo jediyay qudbad wadaniyad iyo qiirad badan ay ka muuqatay oo ku wajahan dhalinyarada maanta iyo guud ahaan xalada dalka somalia meesha uu maraya.
Waxaa la qeybiyay aqoon isweydarsi oo loo kala baxay Groupyo badan oo ka koobnaa isku jir Ragg iyo dumar.







Waxii warar ah iyo sawiro inta uu shirka socda kala soco Somaliweyn Media Center

Abdifatah Muhudiin Noor (Lajecloow)
Eskilstuna Sweden
lajecloow@gmail.com

Somaliweyn Media Center “SMC”

http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=781068&searchposition=176&searchtotal=1000Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=767625&searchposition=247&searchtotal=1000
Wararka Maanta 14-May-2008
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read more) SMC-14-May-2008

Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read more) SMC-14-May-2008

The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read more) SMC-14-May-2008

People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read more) SMC-14-May-2008

Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read more) SMC-13-May-2008

50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read more) SMC-13-May-2008

Bakara Market community appealed the TFG government (Read more) SMC-12-May-2008

One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read more) SMC-12-May-2008

Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read more) SMC-12-May-2008

Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read more) SMC-12-May-2008

The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read more) SMC-11-May-2008

The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read more) SMC-11-May-2008

Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read more) SMC-11-May-2008

Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read more) SMC-11-May-2008

A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read more) SMC-11-May-2008

The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read more) SMC-10-May-2008

Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read more) SMC-10-May-2008

Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia

Google
 
Web You Domainame
Somaliweyn Media Center (SMC)