Somali News  
    Heesta Somaliweyn: Hees  
 
 


News from Somalia in Somali
Xasuuqii Shisheeye naceebka ee koonfur Afrika oo sigaar ah Soomaalida u saaran

Pretoria, Sabti, Juun 28 2008 SMC     

Waxaa ay geeeri naxdin leh ku timid alaha u naxariistee mid kamid ah ganacsatada Soomaaliyed ee Koonfur Afrika kadib marki ay burcad hubeeysani soo weerartay.

Marxuumkani oo lagu magacaabijiray Xuseen Maxamuud Raage (Suuleey) dadiisana lagu sheegay 35jir ayaa waxaa uu ku geeriyooday Dukaan kiisa oo kuyiilay Tuulada lagu magacaabo Mapopane Pretoria North.

Sida uu ku soo waramayo Gudoomiyaha Jaaliyadda Soomalaiyeed ee Koonfur Africa Md Cabdul xakiim M Haadi oo wakaalada wararka ee Soomaliweyn.com khadka taleefoonka kula xariirtay isagoo wakhtigaa kortaaganaa meydka marxuumka mar uu arintaasi kahadlayana waxaa uu yiri.

“Inaalilaahi wa inaa ileeyhi raajucuun walaalo waxaan fursadani ad isii seen tacsi tiiraan yaleh hawada umarinayaa e hel kii iyo qaraabadii uu marxuum kani kageeriyooda waana arin laganaxo in muwaadiniinta Soomaaliyeed lagu wax yee leeyo Koonfur afrika’’
Weerarkani muwaadinka lagu dilay waxaa ay warar ku sheegayaan in ay kadan beeyeen koox Koonfur afrikan ah ku waasoo horaantii sibuucan dhac ugeeystay isla Dukaan ka uu dhibka ka dhacay kadibna ay Booliska Koonfur Afrika ay rag kamid ah kasoo qab qab teen taana ay keentay in weerar rogaad celin ah lagu sooqaado Dukaanka.

Waxaana islagoobta uu Shika kadhacday soogaaray qadar yar kadib Booliska wadanka koonfur Afrika kuwaasi oo baaritaano kuhayo qaabka ugu sahlan ee lagu soo qab qaban karo ragii falkaan geeystay.

Dad badan oo u dha shay Soomaali iyo South African ayaa waxaa ay aamin san yihiin marka laga hadlayo ajaanib naceeybka ka jira wadankan koonfur Africa in uu san hada bilaaban kuwaasi oo ku macneeynayo dhaca iyo dilka loo geeysan jiray Soomaalida inta ay rabshadahani ka dhicin wadankan waloow ay Doowlada koonfur afrika gaashana ka udar duurtay arimahaasi balse waxaan meesha ka mar neeyn in dhibka ugu badani uu haysto Soomaalida marka aad eegtid dhacdooyinka naxdinta leh ee ka dhacayo guud ahaan wadankan.

Horaan tii bishan ayeey aheed markii muwaadin Soomaliyeed lagu dilay duleeedka magaalada Rustenburg halka sadaxkalane ladhaawacay oo ilaa iyo hada cid loo soo qab qab tay aysan jirin fakaasi.




Abdinaasor Sh Abdikariim ‘’Naarmagale”
Somaliweyn
Mapopane
North of
Pretoria

Somaliweyn Media Center “SMC”

http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=781068&searchposition=176&searchtotal=1000Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=767625&searchposition=247&searchtotal=1000
Wararka Maanta 14-May-2008
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read more) SMC-14-May-2008

Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read more) SMC-14-May-2008

The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read more) SMC-14-May-2008

People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read more) SMC-14-May-2008

Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read more) SMC-13-May-2008

50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read more) SMC-13-May-2008

Bakara Market community appealed the TFG government (Read more) SMC-12-May-2008

One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read more) SMC-12-May-2008

Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read more) SMC-12-May-2008

Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read more) SMC-12-May-2008

The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read more) SMC-11-May-2008

The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read more) SMC-11-May-2008

Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read more) SMC-11-May-2008

Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read more) SMC-11-May-2008

A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read more) SMC-11-May-2008

The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read more) SMC-10-May-2008

Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read more) SMC-10-May-2008

Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia

Google
 
Web You Domainame
Somaliweyn Media Center (SMC)