Somali News  
    Heesta Somaliweyn: Hees  
 
 


News from Somalia in Somali
Warsaxaafadeeduu soo saaray Ururka Difaaca Una Dooda Xaquuqda Caruurta Somalia ee Laguna Magacaabo SOCHRO

Muqdisho, Sabti, Juun 28 2008 SMC     

Ref: No: SOCHRO/00A25/28/06/2008                                        Date: 28/06/2008 

       To: XARUNTA IDAACADA HORNAFRIK.

       To: www.hornafrik.com

       To: XARUNTA IDAACADA SOOMALIWEYN.

       To: www.somaliweyn.com

  Subject: War-saxaafadeed

Anagoo ah Urur Difaaca Una Dooda Xaquuqda Caruurta Somalia ee Fadhigoodu yahay Muqdisho Somalia Laguna Magacaabo SOCHRO Soamalia, Kana Howlgala Konfurta iyo Bartamaha Goboladda Dalka. 

Waxaan War-saxafadeedkan ku Cambaraynaynaa Xadgudubka Xanuunka Leh ee Loo Geystay Qoys Aan Waxba Galabsan ee ku Sugnaa Hoygooda Oo  Ku Yaala Magaalada  Kismaayo Taas oo ah Xadgudubkii Igu Foosha Xumaa Ee  Lagula Kaco Caruur Iyo Hooyadood. 

Waxaa Mudooyinkaan Soo Shaac-Baxay Xadgudubyadda Loo Geysto Caruur Soomaliyeed Kuwaasoo Aysan u kala Aaba Yeelin Xoogaga Iskaga Horjeeda Gobolada iyo Caasimadda Somaliya, Gaar Ahaan Konfurta iyo Bartamaha Dalka,  Caruurtaas Oo Lagu Xasuuqay Madaafiic, Banbooyin , iyo Hoobiyaal,  Loogu Geeyo Iyagoo Ku Sugan Guryahooda Ama  Goobaha ay Ku Badan Yihiin Caruurta, Sida Soo Socota:- 

  1. Goobaha Wax-barashadda
  2. Goobaha Caafimaadka
  3. Iyo Goobaha  Lagu Caweeyo Oo u badan  Dhalinta Yar-yar.
 
 Waxaan Kaloo Cambaaraynaynaa Xoogaga Iskaga Soo Horjeeda Biri-Magaydada Dhaxdeeda Oo Ku Dagaalamo Had iyo Jeer In Ay Joojiyaan.  

Una Soo Jeedinaynaa In Aysan Ku Dhex-dagaalamin Bulshadda Gudaheeda Gaar Ahaan Caruurta Aan Waxba-galabsan Ee ah Mustaqbalka Dalka iyo Dadka iyo Waliba Diinta. 

Chairman of Sochro Somalia:

Eng: Mataan Ali Hassan

For Further Information Contact Us:

Tells: 2521-854260 Mobile + 2521-5577977 +2521-62577977 E-mail: Sochrosomalia@yahoo.com / E-mail: sochrosomalia@hotmail.com

Somaliweyn Media Center “SMC”

http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=781068&searchposition=176&searchtotal=1000Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=767625&searchposition=247&searchtotal=1000
Wararka Maanta 14-May-2008
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read more) SMC-14-May-2008

Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read more) SMC-14-May-2008

The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read more) SMC-14-May-2008

People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read more) SMC-14-May-2008

Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read more) SMC-13-May-2008

50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read more) SMC-13-May-2008

Bakara Market community appealed the TFG government (Read more) SMC-12-May-2008

One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read more) SMC-12-May-2008

Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read more) SMC-12-May-2008

Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read more) SMC-12-May-2008

The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read more) SMC-11-May-2008

The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read more) SMC-11-May-2008

Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read more) SMC-11-May-2008

Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read more) SMC-11-May-2008

A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read more) SMC-11-May-2008

The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read more) SMC-10-May-2008

Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read more) SMC-10-May-2008

Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia

Google
 
Web You Domainame
Somaliweyn Media Center (SMC)