News from Somalia in Somali |
Ururka dhaqaatiirta aan xuduuda laheyn oo sheegtay in gaajada Soomaaliya ay sii kordheyso kadib markii laga bilaabay Soomaaliya Afduubka iyo dilka shaqaalaha Samafalka

Muqdisho, Sabti, Juun 28 2008 SMC“
Ururka Dhaqaatiirka aan xuduuda laheyn ayaa shaaca ka qaaday in Soomaaliya ay soo wajahday dhibaatooyin aad u xoogan oo dhinaca gaajjada ah kadib markii ay bilaabatay in la beegsado Shaqaalaha gargaarka iyo kuwa rayidka ah
Ururkani ayaa sidoo kale sheegay in Shaqaalaha samafalka ay dhibaatooyin aad u xoogan kala kulmaan gudaha wadanka Soomaaliya oo ay kamid tahay qaraxyo, Afduub iyo dhac loo geysanayo taasi oo sababtay in hey’adaha Samfalka ay shaqaalahooda qaar kamid ah ay kala baxaan wadanka Soomaaliya.
Mas’uuliyiin katirsan Ururkani dhaqaatiirt aan xuduuda laheyn oo khadka telefoonka ugu waramay saxafiyiin kusugan Magaalada New York ayaa waxa ay sheegeen in dhinacyada isku heysta Soomaaliya dhammaantood ay qeyb ka yihiin dhibaatooyinka soo gaara Hey’adaha samafalka iyo dadka ka shaqeeya.
Waxaa weli lagu heystaa qeybo kamid ah wadanka dhaca geeska Afrika ee Soomaaliya oo dagaaladu ay halakeeyeen shaqaale ajaanib ah kuwaasi oo ay kujiraan labo ruux oo u dhalatay wadanka Talyaaniga oo illaa iyo iminka aanan la heynin meel ay ku dambeyso jaantooda iyo cirirbtooda iyadoo arrintaasina ay horey digniino uga soo saareen hey’adihii samafalka ee ay ka tirsanaayeen kuwaasi oo horey loogu afduubtay degmada Afgooye.
Somaliweyn Media Center “SMC”
Wararka
Maanta 14-May-2008 |
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read
more) SMC-14-May-2008
Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read
more) SMC-14-May-2008
The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read
more) SMC-14-May-2008
People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read
more) SMC-14-May-2008
Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read
more) SMC-13-May-2008
50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read
more) SMC-13-May-2008
Bakara Market community appealed the TFG government (Read
more) SMC-12-May-2008
One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read
more) SMC-12-May-2008
Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read
more) SMC-12-May-2008
Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read
more) SMC-12-May-2008
The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read
more) SMC-11-May-2008
Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read
more) SMC-11-May-2008
Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read
more) SMC-11-May-2008
A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read
more) SMC-10-May-2008
Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read
more) SMC-10-May-2008
Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia
Somaliweyn Media Center (SMC)
|