Somali News  
    Heesta Somaliweyn: Hees  
 
 


News from Somalia in Somali
Ururka Midowga Afrika oo qorsheynaya dhismaha Ciidan diyaarsan oo wax ka qabta Nabadda la’aanta wadamo ay Soomaaliya ka mid tahay

Muqdisho, Sabti, Juun 28 2008 SMC     

Madaxa Hoggaaminaya Wafdiga Ururka Midowga Afrika Jean Ping ee kusugan Magaalada Sharma Sheekh si ay uga qeybgalaan shir dhowaan halkaasi ay kuyeelan doonaan Ururka Midowga Afrika ayaa ka dhawaajiyay in ay diyaarinayaan qorshe ku aadan dhismaha Ciidan Cusub oo wax ka qabta Ammaanka wadamo fara badan oo Afrikan ah.

Mr.Jean ayaa ka sheegay hadalkani kulan ay Sharma Sheekh kuyeesheen Wasiirada Arrimaha Dibadda ee Ururka Midowga Afrika, wuxuuna intaasi kusii daray in wadamadaasi ladoonayo in ciidamada lageeyo ay yihiin kuwa khilaaf ba’ani uu ka dhaxeeyo.

Waxaa kamid ah wadamada loo qorsheynayo in lageeyo Ciidamada Midowga Afrika ay dhisayaan Sudan iyo Chad oo xadka isku heysta, Eritrea iyo Jabuuti oo dhowaan uu dagaal dhexmaray iyo sidoo kale in ay ka qeyb qaataan dib u soo celinta xasiloonida wadamada Kenya, Soomaaliya iyo Zimbabwe.

Soomaaliya ayay ku tilmaameen in ay tahay wadanka koowaad ee qarankiisa uu fashilmay isla markaasina aanu kajirin wax nabadgelyo ah, Ciidamadani cusub ee Midowga Afrika ay dhisayaanna ay xoogga saari doonaan sidii ay Soomaaliya nabad ugu soo dabaali lahaayeen isla markaasina uga qeyb qaadan lahaayeen xasiloonimada Wadanka dhaca geeska Afrika ee Soomaaliya oo ay isku heystaan dhinacyo kala duwan.

Somaliweyn Media Center “SMC”

http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=781068&searchposition=176&searchtotal=1000Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=767625&searchposition=247&searchtotal=1000
Wararka Maanta 14-May-2008
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read more) SMC-14-May-2008

Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read more) SMC-14-May-2008

The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read more) SMC-14-May-2008

People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read more) SMC-14-May-2008

Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read more) SMC-13-May-2008

50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read more) SMC-13-May-2008

Bakara Market community appealed the TFG government (Read more) SMC-12-May-2008

One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read more) SMC-12-May-2008

Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read more) SMC-12-May-2008

Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read more) SMC-12-May-2008

The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read more) SMC-11-May-2008

The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read more) SMC-11-May-2008

Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read more) SMC-11-May-2008

Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read more) SMC-11-May-2008

A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read more) SMC-11-May-2008

The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read more) SMC-10-May-2008

Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read more) SMC-10-May-2008

Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia

Google
 
Web You Domainame
Somaliweyn Media Center (SMC)