News from Somalia in Somali |
Masuuliyiin Xoogaga Maxkamadaha Islaamka oo Maanta Boqolaal Dad Weyne kula Hadlay Xaruunta Gobalka Hiiraan

Muqdisho, Sabti, Juun 28 2008 SMC“
Xoogaga Maxkamadaha Islaamka Ayaa Maanta Si Buuxda ula Wareegay Gacan Ku haynta Magaalada B/Weyne ka dib markii ay isaga Carareen Maamulkii Gobalka oo aan la Ogeyn Meel ay Jaan iyo Cirib Dhigeen waloow Qaar ka mid ah la sheegay in ay hore u sii raaceen Ciidamada Ethiopia oo Xalay Ka Ruqaan saday Saldhigoodi Janta Kuwindisho ee Duleedka Bari B/Weyne.
Sh Xuseen Muxumed Gaagaale $ Sh C/laahi Max’med Adan oo ka Mid ahaa Masuuliyiintii Hogaaminaysay Xoogaga Maxkamadaha ee Maanta la Wareegay Magaalada B/Weyne ayaa Boqolaal dad weyne oo isugu soo baxay Xaruuntii Maamulka Gobalka waxaa ay u Sheegeen In Islaamka uu Guuleystay Gadawgii Allena uu Dabada Jeediyay Baqo Darteen Waxaana ay dadka Islaamku u Amreen in ay Ka Shaqeyaan Sidii Ciidamda Cadawga Loga saari lahaa Dhamaan Dhulka Somaliyed ,
Masha,iqdii ka hadashay Xaruuntii Maamulka Gobalka Hiiraan ayaa ku Nuuxnuuxsaday in ay ka hari doonin Ciidamada Cadawga oo ay sheegeen in ay ku Wajahan Yihiin Qeybo ka Mid ah Gobalka Galgaduud oo ay Ethiopianka doonayaan In ay dagaan .
Dadweynahii Maanta Isugu soo Baxay Xaruunta Gobalka ayaa wajiyadooda laga dheehanayay Farxad iyo Reen Reen Iyadoo Qaar Kood ay Isugu Marxabeenayeen in Ciidamadii Ethiopia ay dadka Ka Reeysanayaan Maadaama Cabsi iyo Wal wal ay ku hayeen Dadka Markii ay daganaayeen Gudaha Magaalada B/Weyne.
Somaliweyn Media Center “SMC”
Wararka
Maanta 14-May-2008 |
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read
more) SMC-14-May-2008
Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read
more) SMC-14-May-2008
The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read
more) SMC-14-May-2008
People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read
more) SMC-14-May-2008
Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read
more) SMC-13-May-2008
50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read
more) SMC-13-May-2008
Bakara Market community appealed the TFG government (Read
more) SMC-12-May-2008
One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read
more) SMC-12-May-2008
Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read
more) SMC-12-May-2008
Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read
more) SMC-12-May-2008
The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read
more) SMC-11-May-2008
Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read
more) SMC-11-May-2008
Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read
more) SMC-11-May-2008
A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read
more) SMC-10-May-2008
Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read
more) SMC-10-May-2008
Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia
Somaliweyn Media Center (SMC)
|