Somali News  
    Heesta Somaliweyn: Hees  
 
 


News from Somalia in Somali
Madaxweyne C/laahi Yuusuf oo maanta ka dhoofay isaga iyo wafdi uu hogaamiyo Garoonka diyaaradaha ee Aadan cadde ee magaalada Muqdisho

Muqdisho, Sabti, Juun 28 2008 SMC     

Waxaa manta magaalada muqdisho ka dhoofay Madaxweynaha dowladda KMG ah C/Laahi Yuusuf Axmed iyo wafdi uu hogaaminaayo, iyadoo aan la ogayn halka ay madaxweynaha iyo wafdigiisa aadeen.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa la sheegay inay gaareen magaalo madaxda Dalka Kenya ee Nairobi,ma jirin manta wax tacshiirad ah oo lala beegsaday Madaxweynaha dowladda KMG ah, iyadoo markii uu dhoofayo dalka ay dhici jirtay in lala beegsado weeraro lagu carqaladeynaayo safarkiisa.

Wadooyinka magaalada ayaa la xiray markii uu baxayay Madaxweynaha iyo wafdigiisa, iyadoo Wadada Maka al mukarama KM4 iyo wadad Airborka saakay ay ahaayeen kuwo xiran oo ay buuxeen ciidamo fara badan, inkastoo haatan wadada ay dib u furantay.

Mas’uuliyiinta Dowladda KMG ah ayaa mar kasta oo ay baxayaan la xiraa wadooyinka magaalada oo dhan, gaar ahaan kuwa galaya garoonka Diyaaradaha Muqdisho.

Somaliweyn Media Center “SMC”

http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=781068&searchposition=176&searchtotal=1000Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=767625&searchposition=247&searchtotal=1000
Wararka Maanta 14-May-2008
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read more) SMC-14-May-2008

Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read more) SMC-14-May-2008

The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read more) SMC-14-May-2008

People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read more) SMC-14-May-2008

Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read more) SMC-13-May-2008

50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read more) SMC-13-May-2008

Bakara Market community appealed the TFG government (Read more) SMC-12-May-2008

One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read more) SMC-12-May-2008

Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read more) SMC-12-May-2008

Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read more) SMC-12-May-2008

The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read more) SMC-11-May-2008

The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read more) SMC-11-May-2008

Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read more) SMC-11-May-2008

Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read more) SMC-11-May-2008

A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read more) SMC-11-May-2008

The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read more) SMC-10-May-2008

Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read more) SMC-10-May-2008

Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia

Google
 
Web You Domainame
Somaliweyn Media Center (SMC)