Somali News  
    Heesta Somaliweyn: Hees  
 
 


News from Somalia in Somali
Dowladda Yemen oo Qaxootiga Soomaaliyeed ee Ku jira xeryaha Qaxootiga dalkaasi gaarsiisay Gar Gaar

Muqdisho, Sabti, Juun 28 2008 SMC     

Dr Ali Al-naqib Gudoomiyaha Gobolka Lahaj ee dalka Yemen ayaa wararka ka imaanaya dalka Yemen ay sheegayaan inuu Gar gaar u qeybiyay qoxootiga Soomalida ah ee ku jira xerada Kharaz ee dalka Yemen.

Gar gaarkaan la gaarsiiyay Qaxootiga Soomaaliyeed ee Ku jira xerada Kharaz ayaa waxaa soo dhiibtay hay’ad gargaar oo fadhigeedu yahay dalka Qadar, iyadoo qiimaha lacageed ee Kaalmadaan gaaryso lacag dhan 10- milyan oo riyaalka dalka Yemen ah.

Gudoomiyaha Gobolka Lahaj waxa uu u sheegay wakaalada wararka ee SABA ee dalka Yeman in deeqdaasi ay u qeybiyeen qoxootiga Soomaalidu ay ka kooban tahay 6- tan oo timir ah, 500 oo loor oo bur ah, 3000 oo loor oo isugu jira bariis iyo sonkor iyo qalabka guryaha loo isticmaalo, wuxuuna amaan u jeediyay Gudoomiyaha lahaj Hay’adan soo dhiibtay kaalmada.

Dhinaca kale Gudoomiyaha Gobolka Lahaj waxa sheegay inuusan dalkiisa awood u lahayn in uu waxkaqabto xaaladda bani’aadamnimo ee haysata qoxootiga soomaalida ee ku sugan dalkiisa, iyadoo qaxootiga Soomaaliyeed ee haatan ku jira xerooyinka qaxootiga ah ee dalka Yemen ay yihiin kuwo sii kordhaya.

Somaliweyn Media Center “SMC”

http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=781068&searchposition=176&searchtotal=1000Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=767625&searchposition=247&searchtotal=1000
Wararka Maanta 14-May-2008
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read more) SMC-14-May-2008

Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read more) SMC-14-May-2008

The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read more) SMC-14-May-2008

People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read more) SMC-14-May-2008

Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read more) SMC-13-May-2008

50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read more) SMC-13-May-2008

Bakara Market community appealed the TFG government (Read more) SMC-12-May-2008

One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read more) SMC-12-May-2008

Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read more) SMC-12-May-2008

Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read more) SMC-12-May-2008

The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read more) SMC-11-May-2008

The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read more) SMC-11-May-2008

Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read more) SMC-11-May-2008

Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read more) SMC-11-May-2008

A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read more) SMC-11-May-2008

The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read more) SMC-10-May-2008

Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read more) SMC-10-May-2008

Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia

Google
 
Web You Domainame
Somaliweyn Media Center (SMC)