News from Somalia in Somali |
Xoogagga Maxkamadaha Islaamka oo la wareegay gacan ku haynta Magaalada B/Weyne

Muqdisho, Sabti, Juun 28 2008 SMC“
Wararka ka imaanaya magaalada B/weyne ayaa sheegaya in ciidamo taabacsan Golihii maxakamadaha Islaamka inay la wareegeen gacan ku haynta magaalada Bladweyne ee gobolka Hiiraan.
Ciidamada taabacsan Golaha Maxkamadaha Islaamka ayaa soo galay magaaladaasi kadib markii ay halkaasi isaga baxeen ciidamada Itoobiyaanka ee halkaasi horay u joogay.
Xoogagga maxakmadaha Islaamka ayaa la sheegayaa inay la wareegeen gebi ahaanba magaaladaasi, iyadoo dadka magaaladaasi jooga ugu baaqay inay ilaaliyaan nidaamka oo aan la samayn wax boob iyo bililiqo ah.
Maamulkii Gobolka Hiiraan ayaa la sheegayaa inuu isaga baxay magaaladaasi, lamana oga halka ay aadeen xubnihii maamulkaasi ka madaxa ahaa, iyadoo wararka qaar ay sheegayaan inay aadeen dalka Itoobiya, inkastoo aan taasi loo hayn wax xaqiijin kara arintaasi.
Dhinaca kale magaalada Bladweyne ayaa la sheegayaa in dhowr jeer ay gacanta u gashay Golihii maxkamadaha, waxayna magaaladaasi deris u noqotay in qoloba ay mar ka taliso, iyadoo haatan dadka deegaankaasi ay la soo gudboonaatay cabsi daran.
Somaliweyn Media Center “SMC”
Wararka
Maanta 14-May-2008 |
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read
more) SMC-14-May-2008
Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read
more) SMC-14-May-2008
The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read
more) SMC-14-May-2008
People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read
more) SMC-14-May-2008
Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read
more) SMC-13-May-2008
50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read
more) SMC-13-May-2008
Bakara Market community appealed the TFG government (Read
more) SMC-12-May-2008
One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read
more) SMC-12-May-2008
Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read
more) SMC-12-May-2008
Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read
more) SMC-12-May-2008
The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read
more) SMC-11-May-2008
Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read
more) SMC-11-May-2008
Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read
more) SMC-11-May-2008
A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read
more) SMC-10-May-2008
Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read
more) SMC-10-May-2008
Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia
Somaliweyn Media Center (SMC)
|