News from Somalia in Somali |
Qaramada Midoobe iyo jaamacadda Carabta oo iska kaashanaya Xalinta Arrimaha Soomaaliya

Muqdisho, Sabti, Juun 28 2008 SMC“
Ambassador Samiir Xusni oo wareysi siiyay Jariidada Alahraam ayuu sheegay in Jaamacadda Carabtu ay midowga Afrika kala shaqeyneyso sidii wax looga qaban lahaa marxaladda adag ee uu ku jiro dalka Soomaaliya.
Samiir Xusni oo ka hadlaayay shirka kooxaha Soomaalida ku yeelanayaan dalka sacuudiga ayuu sheegay in shirkaas uu furmi doono waqtigii loogu tallagalay ayna ka soo qeyb geli doonaan madax ay ka mid yihiin Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobe Ban Kiin Muun iyo xoghayaha guud ee jaamacadda Carabta Camar Muusa.
Jaamacadda Carabta ayaa daboolka ka qaaday in uu jiro qorshe Midowga Afrika iyo Carabtu ay isaga kaashanayaan sidii wax looga qaban lahaa xaaladaha adag ee dalka Soomaaliya uu kusoo dhex jiray mudada dheer ee dhowr iyo tobanka sanno.
Samiir Xusni waxa uu si weyn ugu mahad celiyay wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Axmed Walda C/dalla iyo Dowladda Djibouti oo dadaal weyn ku bixiyay guulihii laga gaaray heshiiskii Sooomalida ee lagu gaaray heshiiskii 9-ka qodob.
Somaliweyn Media Center “SMC”
Wararka
Maanta 14-May-2008 |
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read
more) SMC-14-May-2008
Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read
more) SMC-14-May-2008
The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read
more) SMC-14-May-2008
People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read
more) SMC-14-May-2008
Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read
more) SMC-13-May-2008
50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read
more) SMC-13-May-2008
Bakara Market community appealed the TFG government (Read
more) SMC-12-May-2008
One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read
more) SMC-12-May-2008
Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read
more) SMC-12-May-2008
Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read
more) SMC-12-May-2008
The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read
more) SMC-11-May-2008
Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read
more) SMC-11-May-2008
Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read
more) SMC-11-May-2008
A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read
more) SMC-10-May-2008
Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read
more) SMC-10-May-2008
Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia
Somaliweyn Media Center (SMC)
|