News from Somalia in Somali |
Dadaal lagu doonayo in lagu heshiisiiyo labada garab ee isbahaysiga Dib u xoraynta oo ka soconaaya Jabuuti iyodoo xubno ka mid ah Muqaawada ay halkaasi joogaan

Muqdisho, Sabti, Juun 28 2008 SMC“
Kulan balaaran ayaa magaalada Jabuuti waxa uu uga soconaayaa Gudoomiyaha isbahaysiga dib u xoreynta Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo xubno ka mid ah kooxaha muwaaqamada ee ka dagaalama magaalada Muqdisho, iyadoo dadaalkaasi uu horboodayo Sheekh Maxamuud Sheekh Ibraahim Suulay.
Sheikh Shariif Sheekh Axmed iyo Sheekh Maxamuud Sheekh Ibraahim Suuleey Afhayeenka maxkamadaha Islaamiga ayaa la sheegayaa inay xalay yeesheen kulan gaar ah, waxaana la sheegayaa in kulankaasi looga hadlay dhamaynta khilaafka xubnaha Isbahaysiga, waxaaa sidoo kale jooga Jabuuti xubno ka tirsan Muqaawamada ka daagaalanta Magaalada Muqdisho.
Waxaa sidoo kale isla maanata kulmaya xubnaha uu horkacayo Sheekh Maxamuud Sheekh Ibraahim Suulay iyo xubno uu ka mid yahay Sheekh Shariif Sheekh Axmad, waxaana dib u dhac ku yimid safar uu Sheekh Shariif ku imaan lahaa Magaalada Muqdisho.
Dadaalkaan ayaa la sheegayaa in la doonayo in lagu soo afjaro khilaafka u dhaxeeya xubnaha Isbahaysiga Dib u xoraynta ee ku kala sugan Asmara iyo Eritrea, kuwaas oo ay kala hogaamiyaan Sheekh Shariif iyo Xasan Daahir Aweys.
Somaliweyn Media Center “SMC”
Wararka
Maanta 14-May-2008 |
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read
more) SMC-14-May-2008
Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read
more) SMC-14-May-2008
The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read
more) SMC-14-May-2008
People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read
more) SMC-14-May-2008
Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read
more) SMC-13-May-2008
50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read
more) SMC-13-May-2008
Bakara Market community appealed the TFG government (Read
more) SMC-12-May-2008
One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read
more) SMC-12-May-2008
Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read
more) SMC-12-May-2008
Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read
more) SMC-12-May-2008
The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read
more) SMC-11-May-2008
Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read
more) SMC-11-May-2008
Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read
more) SMC-11-May-2008
A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read
more) SMC-10-May-2008
Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read
more) SMC-10-May-2008
Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia
Somaliweyn Media Center (SMC)
|