News from Somalia in Somali |
Xafiisyadii Maamulka Gobalka Hiiraan oo Maanta Albaabada u Xiran, iyadoo xubno ka tirsan maamulkaasi ay isaga baxeen Gobolkii oo idil

Muqdisho, Sabti, Juun 28 2008 SMC“

Xaruunta Maamulka Gobalka Hiiran ayaa Maanta Cidlo ah Ka dib Markii Xubo ka Tirsan Maamulka Gobalka Qaar Kood la Sheegay in ay Isaga Baxeen Halka Kuwa kalana ay Ku Suganyihiin Gudaha Magaalada B/Weyne.
Gudoomiyaha Gobalka Hiiran Maxamed Axmed { Dhagaweyn }ayaa la Ogeyn halka uu manta ku Sugan Yahay iyadoo Wararka Qaar ay sheegayaan In uu Safar ugu Kicitimay Magaalada Godey Walow Qaar ka Mid ah Ilaaladiisa ay K Sugan Yihiin Xaafadaha Magaalda B/Weyne.
Arinta ayaa ku Soo Begmeysa Xili Ciidamada Ethiopia ay Xalay Isaga Guureen Saldhigii ay ka Daganayeen Degaanka Janta Kuwindisho ee Duleedka Bari Magaalada B/Weyne
Gudoomiyaasha Degmooyinka B/Weyne,Buule-Burte,Jalalaqsi Iyo Duqa Magaalada B/Weyne waxaa ay ku Sugan Yihiim Qeybo Magaalada
Ciidamadii Ethiopianka ee Xalay Ka Guuray Buurta Janta Kuwindisho ayaa lagu Soo Waramaya in ay jiraan Ciidamo kale oo la sheegay in ay Ku soo wajhanyihiin Gobalka Hiiraan
Dadka ku Nool Magaalada B/Weyne ayaa Walaac ka Muujiyay Xaaladaha Is Bad badalay ee Ka jira Gobalka Hiiraan, iyadoo maamulkii yimaadaba uu cidleeyo maamulka Gobolka oo idil.

Somaliweyn Media Center “SMC”
Wararka
Maanta 14-May-2008 |
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read
more) SMC-14-May-2008
Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read
more) SMC-14-May-2008
The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read
more) SMC-14-May-2008
People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read
more) SMC-14-May-2008
Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read
more) SMC-13-May-2008
50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read
more) SMC-13-May-2008
Bakara Market community appealed the TFG government (Read
more) SMC-12-May-2008
One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read
more) SMC-12-May-2008
Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read
more) SMC-12-May-2008
Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read
more) SMC-12-May-2008
The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read
more) SMC-11-May-2008
Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read
more) SMC-11-May-2008
Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read
more) SMC-11-May-2008
A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read
more) SMC-10-May-2008
Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read
more) SMC-10-May-2008
Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia
Somaliweyn Media Center (SMC)
|