News from Somalia in Somali |
Xoogaga Midowga Maxkamadaha oo Kaabiga Ku Haya Magaalada B/Weyne ee Xaruunta Gobalka Hiiraan

Muqdisho, Sabti, Juun 28 2008 SMC“
Safaarada Mareykanka ee magaalada Nairobi warbixin ka soo baxday ayaa lagu sheegay in Mareykanka uu soo dhaweynaayo heshiiskii ay kooxaha Soomaalida ku gaareen dalka Jabuuti 9-kii bishan June ee u dhaxeeyey dawlada KMG ah ee Soomaaliya iyo Isbahaysiga dib u xoreynta Soomaaliya.
Dawlada Mareykanka ayaa sheegtay in heshiiskaasi uu muujinayo wadiiqo lagu dhameeyn karo dagaalada iyo xasilooni la’aanta ka aloosan dalka Soomaaliya in ka badan 18-ka sano ah ka jiray dalka Soomaaliya.
Mareykanka ayaa cadeeyay inuu lacag gaaraysa 6 milyan oo doolar, taasi oo la siimarinayo Hay’ada kaalmada Mareykanka ee USAID, iyadoo lacagtaasi loo marin doono Qaramada Midoobay hanaanka dawladnimada iyo deganaanshaha Soomaaliya.
lacagtaasi ayaa Laba Milyan oo ka mid ah la siin doonaa Hay’adda Shaqaalaha Aduunka ee ILO, iyadoo lacagtan ku bixin doonta arimaha samaynta qorsheyaasha nabadeynta ee heer degmo iyo heer Gobol, iyadoo la sameynayo fursado shaqo oo laga dhex sameeyo dhalinyarada shaqo la’aanta ku sugan, iyo in kor loo qaado awooda golayaasha deegaamada degmooyinka si ay u sameeyeen in la abuuro fursad shaqo oo wax ka taraya yareynta shaqo la’aanta..
Hey’adda UNDP ayaa 4-Milyan oo doolar loogu tallo galay in lagu wareejiyo,iyadoo lagu dar dar gelinaayo qorshaha sameynta dastuurka Soomaaliya kor u qaadida dawladaha hoose iyo tan dhexe, kor u qaadida shacriga xukunka iyo amaanka iyadoo taasi loo adeegsanayo in la aasaaso awood horumarsan oo Booliis ah , kuwaas oo soo celin kara Ammaanka.
Qaraalkan ka soo baxay safaarada Mareykanka ayaa waxaa lagu sheegay in bixinta dhaqaalaha ay dawlada Mareykanka uga dan leedahay dadaalkeeda xoogan ee lagu taageerayo hayadaha dawladnimo oo shaqeeya oo sharci ah, xukunka sharciga, dhismaha nabada, iyo horumarinta dhaqaalaha Soomaaliya.
John Yates safiirka Mareykanka uga wakiilka Arrimaha Soomaaliya ee fadhigiisu yahay magaalada Nairobi in loo baahan yahay in lagu soo dabaalo deganaansho iyo amni wadanka Soomaaliya, iyadoo loo marayo qorshe dimuqraadiyadeed iyo dawlad loo dhan yahay
Somaliweyn Media Center “SMC”
Wararka
Maanta 14-May-2008 |
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read
more) SMC-14-May-2008
Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read
more) SMC-14-May-2008
The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read
more) SMC-14-May-2008
People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read
more) SMC-14-May-2008
Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read
more) SMC-13-May-2008
50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read
more) SMC-13-May-2008
Bakara Market community appealed the TFG government (Read
more) SMC-12-May-2008
One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read
more) SMC-12-May-2008
Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read
more) SMC-12-May-2008
Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read
more) SMC-12-May-2008
The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read
more) SMC-11-May-2008
Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read
more) SMC-11-May-2008
Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read
more) SMC-11-May-2008
A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read
more) SMC-10-May-2008
Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read
more) SMC-10-May-2008
Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia
Somaliweyn Media Center (SMC)
|