News from Somalia in Somali |
Xoogaga Midowga Maxkamadaha oo Kaabiga Ku Haya Magaalada B/Weyne ee Xaruunta Gobalka Hiiraan

Baladweyn, Sabti, Juun 28 2008 SMC“
Ciidamo Taabacsan Midowga Maxkamadaha Somaliya ayaa Aroornimadii Hore ee Maanta Gaaray Degaanka Janta Kuwinisho Xili ay Xalay Si lama Filaan Uga Guureen Ciidamda Ethiopia oo Mudo 2 bilood ku dhow ku Sugnaan.
Ujeeda ay Ciidamda Ethiopianka u Gereen Lama Oga laakiin Ila Wareed ku Sugan Degaanka Jiracle oo Qiyaastii 30 Km Waqoyi kaga Kaga Beegan Magaalada B/Weyne ayaa sheegaya in ay u sii gudbeen Dhinaca Qeybo ka Tirsan Gobalka Galgaduud ee Bartamaha Somaliya .
Ilmaashiyaha ay Midowga Maxaakiimta yimideen Degaanka Janta Kuwindisho ayaa ku Soo Beegmaya Xili Xubno Maamulka Ka Tirsan ay Hore u sii Raaceen Ciidamada Ethiopia halka Kuwa kalane ay wali ku suganyihiin Magaalada B/Weyne .
Waxaa Maanta Gabi ahaan Xirnaa Xafiisyadii Maamulka Iyadoo Qaar Tiro yar oo Ciidamadiina ay ku Suganyihiin Xerada
Somaliweyn Media Center “SMC”
Wararka
Maanta 14-May-2008 |
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read
more) SMC-14-May-2008
Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read
more) SMC-14-May-2008
The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read
more) SMC-14-May-2008
People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read
more) SMC-14-May-2008
Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read
more) SMC-13-May-2008
50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read
more) SMC-13-May-2008
Bakara Market community appealed the TFG government (Read
more) SMC-12-May-2008
One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read
more) SMC-12-May-2008
Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read
more) SMC-12-May-2008
Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read
more) SMC-12-May-2008
The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read
more) SMC-11-May-2008
Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read
more) SMC-11-May-2008
Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read
more) SMC-11-May-2008
A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read
more) SMC-10-May-2008
Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read
more) SMC-10-May-2008
Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia
Somaliweyn Media Center (SMC)
|