Somali News  
    Heesta Somaliweyn: Hees  
 
 


News from Somalia in Somali
Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Hargeysa oo lagu qabtay Xuska Munaasibada 26 Juun. Daawo Sawirada

Hargeysa, Sabti, Juun 27 2008 SMC     

Xaflad aad u balaadhan oo loogu dabaal degaayo sanad guuradii 48aad ee ka soo wareegtay markii Somaliland ay madax banaanida ka qaadatay Ingiriiska ayaa xalay lagu qabtay xarunta Madaxtooyada ee magaalada Hargeysa,

xafladan oo ahayd mid si heer sare ah loo soo agaasimay waxa ka soo qayb galay Madaxweynaha Somaliland Md Daahir Rayaale Kaahin, Madaxweyne xigeenka Md Sh. Axmed Yuusuf Yaasiin, Gudoomiyaha Golaha wakiilada Md C/raxmaan Cirro, Gudoomiyaha Maxkamada Sare Maxamed Siciid Xirsi omane, wasiiro, xildhibaano, marti sharaf iyo qaybaha kala duwan ee bulshada Somaliland.

hadal kooban oo uu halkaasi ka jeediyay Wasiirka Madaxtooyada Md Nuur Aamin Ismaaciil oo ku hadlaayay afka madaxweynaha ayaa waxa uu hambalyo u diray dhamaan shacbiga somaliland meelkasta oo ay joogaan waxa kale oo uu ka sheekeeyay muhiimada ay leedahay maalintani. waxa kale oo uu ilaahay uga baryay in sanadkan sanadkiisa uu somaliland ku gaadhsiiyo bash bash iyo Barwaaqo.

waxa kale oo xafladaasi lagu maaamuusay oo ka hadlay Duuliye Sare Axmed Maxamed Xassan (Axmed Dheer) oo maalmahan Hargeysa ku sugnaa. waxa uu ka sheekeeyay sida fiican ee Hargeysa loogu soo dhaweeyay, iyada oo uu amaan u diray dhamaan shacbiga reer Somaliland. waxa kale oo uu sheegay in farqi weyn u dhexeeyay Maalintii lagu soo amray in uu duqeeyo Hargeysa sidii ay ahayd iyo waqtigan sida ay tahay ee loogu maamuusay.

waxa kale oo iyana xafladaasi madadaalo isugu jirta Riyaawad iyo music ka soo jeediyay qaar ka mida fanaaniinta Hargeysa.







Jamaal IBrahim Maxamed
somaliweyn Media Center Hargeysa
mustaqbal7@hotmail.com
tel 002522-4405388 mobile

Somaliweyn Media Center “SMC”

http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=781068&searchposition=176&searchtotal=1000Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=767625&searchposition=247&searchtotal=1000
Wararka Maanta 14-May-2008
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read more) SMC-14-May-2008

Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read more) SMC-14-May-2008

The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read more) SMC-14-May-2008

People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read more) SMC-14-May-2008

Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read more) SMC-13-May-2008

50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read more) SMC-13-May-2008

Bakara Market community appealed the TFG government (Read more) SMC-12-May-2008

One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read more) SMC-12-May-2008

Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read more) SMC-12-May-2008

Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read more) SMC-12-May-2008

The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read more) SMC-11-May-2008

The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read more) SMC-11-May-2008

Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read more) SMC-11-May-2008

Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read more) SMC-11-May-2008

A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read more) SMC-11-May-2008

The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read more) SMC-10-May-2008

Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read more) SMC-10-May-2008

Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia

Google
 
Web You Domainame
Somaliweyn Media Center (SMC)