Somali News  
    Heesta Somaliweyn: Hees  
 
 


News from Somalia in Somali
Deeq Lacageed oo ay soo dhiibeen Gabdho Soomaaliyeed oo kusugan Jarmalka oo la gaarsiiyay Dhaawacyo kujira Isbital Madiina

Muqdisho, Sabti, Juun 27 2008 SMC     

Deeqdani Lacageed oo ay soo dhiibeen Gabdho Soomaaliyeed oo kudhaqan Wadanka Germany gaar ahaan magaalada MÖNCHENGLADBACH ayaa waxaa la gaarsiiyay Dhaawacyada kujira Isbitalka Madiina ee Magaalada Muqdisho.

Dadkani dhaawaca ah ayaa waxa ay dhibaatada kazoo gaartay duqeymaha ay Ciidamada Itoobiyaanka u geystaan Xaafadaha Muqdisho iyo sidoo kale Rasaasta aanan lookala meel dayin oo ay Furaan Ciidamada Itoobiyaanka xilliyada ay dagaallada kujiraan.

Gabdhahani Soomaaliyeed ee kudhaqan Wadanka Germany gaar ahaan magaalada MÖNCHENGLADBACH ayaa waxa ay kusoo hagaajiyeen Shirkadda Xawaaladda Iftin Express qeybta Muqdisho iyadoo Mas’uuliyiinta Shirkadda Xawaaladda Iftin ay si habsami leh ugu qeybiyeen Deeqdaasi dadkii loosoo dhiibay.

Waxa ay gaareysay Deeqdani illaa USD $ 1000 (Kun Dollar) waxaana Mas’uuliyiinta Shirkadda Iftin ay u sarifeen Shilin Soomaali si loo wada gaarsiiyo Dhaawacyada kujira Isbitalka Madiina ee Magaalada Muqdisho taasi oo kudhacday si wanaagsan/

Waxaa Mas’uuliyiinta Xawaaladda Iftin ay sheegeen in ay u qeybiyeen sidii loogu soo talagalay iyaga oo u qeybiyay cidda ay qeseysay, waxaana si aad ah ay ugu mahadceliyeen sida Soomaalida qurba joogta ah ay u saacidayaan walaalahooda kudhibaateysan wadankii ay uga tageen ee Soomaaliya.

Sidoo kale waxaa si aad ah uga mahadceliyay deeqdaasi dadkii la gaarsiiyay ee dhaawacyada ahaa kuna jiray Isbitalka Madiina iyaga oo sheegay in Sida wanaagsan ee loosaacidayo haddii ay waa hore Soomaalida isku saacidi lahaayeen aanu dhaceen balaayada iminka taagan lakin maadaama ay iminka walaalahooda hurdada kasoo tooseen ay si aad ah ugu mahadcelinayaan ayna wax waliba uga weyntahay sida ay uga warqabaan oo keliya.

Ma ahan deeqdii ugu horeysay oo Soomaalida qurbo joogto ah ay soo gaarsiiyeen walaalahooda kudhibaateysan gudaha Wadanka xilli ay kajirto wadanka dhibaato tii ugu xooganeyd oo dhowr qeyb isugu biirsatay.



Somaliweyn Media Center “SMC”

http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=781068&searchposition=176&searchtotal=1000Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=767625&searchposition=247&searchtotal=1000
Wararka Maanta 14-May-2008
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read more) SMC-14-May-2008

Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read more) SMC-14-May-2008

The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read more) SMC-14-May-2008

People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read more) SMC-14-May-2008

Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read more) SMC-13-May-2008

50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read more) SMC-13-May-2008

Bakara Market community appealed the TFG government (Read more) SMC-12-May-2008

One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read more) SMC-12-May-2008

Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read more) SMC-12-May-2008

Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read more) SMC-12-May-2008

The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read more) SMC-11-May-2008

The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read more) SMC-11-May-2008

Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read more) SMC-11-May-2008

Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read more) SMC-11-May-2008

A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read more) SMC-11-May-2008

The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read more) SMC-10-May-2008

Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read more) SMC-10-May-2008

Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia

Google
 
Web You Domainame
Somaliweyn Media Center (SMC)