News from Somalia in Somali |
Cabaas Maxamed Xaaji oo ah aabaha qoys uu nin hubeysan rasaas kula beegsaday xili habeenimo magaaladda Kismaayo oo faahfaahin ka baxshay

Kismayo, Sabti, Juun 27 2008 SMC“
Dhacdani ayaa uu ku tilmaamay aabaha qoyskan cabaa maxamed inay timid kadi markii nin hubaysan uu rasaas la beegsaday qoyskiisa oo waqtigaas kuwada sugnaan hoygooda oo ku yiil xaafadda shaqaalaha ee gudaha kismaayo
waxaan ay sababtay ayuu yiri inay halkaas ku geeriyoodaan 2kamid ah caruurteydii halka uu dhaawac fududna uu soo gaaray xaaskaygii isagoo sitoos ah ugu waramayay shabakadda wararka somaliweyn
wax yar un kadib salaadii cishaha ayaa telphone la iigu soo sheegay waxa ka dhacay hoygeyga buu sii raacshay
waa been hadii la idin yiri wuxuu ku maqnaa gosha ee gosha ma jirin maasjidka ayaan ku maqnaa dabcan waa la fahmi karaa inaan loo dan lahayn haween iyo caruur ee waxaa la rabay in aniga halkaasi la igu cuno
haddaba waxaan sidoo kale wax kaweydiiyay wax uu aamin san yahay in lasoo weeraray gurigiisa maadaama uu sanba joogin
waxaana uu xusay mid qeyb ka ah wax uu ugu yeeray xadgudubyada la isu geysanayo amaba dambiyadda la iska galayo
dad kadhawaa goobta ayaa soo qaatay in falkaan uu geystya nin uu uga soo dhacay xaga hore ee guriga idiriisa xill ay uu xubnaha qoyska kuwada casheenayeen guriga marka laga reerbo aabaha reerkaasi cabaas maxamed
inkastoo aan si rasmi ah loo ogeyn ujeedooyinka falkaan bahalnimadaah ayaa waxaa aabaha qoyska uu kamid yahay dadka ka ganacsado biraha iskaraabka loo yaqaan isagoo sidoo kale ka tirsan culumaa udiinka magaaladda kismaayo
waa markii ugu horaysay tan iyo inta la xusuusanyahay lagu weeraro guri qoys soomaaliyeed gudaha magaallada
maxamed salaad cabdille
somaliweyn_kismaayo
Somaliweyn Media Center “SMC”
Wararka
Maanta 14-May-2008 |
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read
more) SMC-14-May-2008
Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read
more) SMC-14-May-2008
The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read
more) SMC-14-May-2008
People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read
more) SMC-14-May-2008
Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read
more) SMC-13-May-2008
50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read
more) SMC-13-May-2008
Bakara Market community appealed the TFG government (Read
more) SMC-12-May-2008
One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read
more) SMC-12-May-2008
Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read
more) SMC-12-May-2008
Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read
more) SMC-12-May-2008
The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read
more) SMC-11-May-2008
Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read
more) SMC-11-May-2008
Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read
more) SMC-11-May-2008
A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read
more) SMC-10-May-2008
Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read
more) SMC-10-May-2008
Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia
Somaliweyn Media Center (SMC)
|