News from Somalia in Somali |
Itoobiya iyo Nigeria oo ka wada hadlay Ciiddamadda Nabad-ilaalinta dalka Nigeria iyo qaabkii ay ku imaan lahayeen Soomaaliya

Muqdisho, Sabti, Juun 27 2008 SMC“
Fidelia Kabatana Johnson Wasiirka Difaaca ee dalka Nigeria ayaa kala hadlay danjiraha Itoobiya u fadhiya dalaka Nigeria Suleymaan Dadfo ayaa ka wda hdly sidii ciidamada nabad ilaalineed ee dalka Nigeria kuwaas oo imanaya dalka Soomaaliya.
Labadaasi mas’uul ayaa ka wada hadalay arrimo dhowr ah oo ay ka mid tahay Xaallaadihii ugu dambeeyey ee Geeska Afrika, gaar xiisadaha ka dhex aloosan dalalka Itoobiya iyo Eritrea iyo Hawlaha Nabad-ilaalinta ee dalka Soomaaliya.
Websetka Walta Info oo ah mid laga leeyahay dalka Itoobiya ayaa sheegtay inay Wasiirka iyo Danjiraha isla soo qaadeen Hawlgalka Nabad ilaalinta ee ay Ciiddamadda Afrikaanka ka wadaan gudaha dalka Soomaaliya, iyadoo Wasiirku sheegay inay Ciiddamo Nabad ilaalin ah u soo dirayan howlgalka ay ciidamada AMISOM ka wadan dalka Soomaaliya.
Suleymaan Dadfo Danjiraha Dowladda Ethiopia uga wakiilka ah dalka Nigeriaaya ka codsaday Wasiirka Difaaca ee dalka Nigeria in ciidamadasi si dhaqso leh loogu soo daad-gureeyo dalka Soomaaliya.
Itoobiya ayaa sidoo kale waxay ka codsatay Dalka Nigeria in ciidamo nabad ilaalin ah u soo dirto xadka ay ku muransan yihiin Eritrea iyo Itoobiya sida ay faafisay Wakaalladda Wararka ee Afrika Pan Afrika News Agency PANA.
Somaliweyn Media Center “SMC”
Wararka
Maanta 14-May-2008 |
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read
more) SMC-14-May-2008
Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read
more) SMC-14-May-2008
The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read
more) SMC-14-May-2008
People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read
more) SMC-14-May-2008
Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read
more) SMC-13-May-2008
50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read
more) SMC-13-May-2008
Bakara Market community appealed the TFG government (Read
more) SMC-12-May-2008
One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read
more) SMC-12-May-2008
Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read
more) SMC-12-May-2008
Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read
more) SMC-12-May-2008
The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read
more) SMC-11-May-2008
Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read
more) SMC-11-May-2008
Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read
more) SMC-11-May-2008
A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read
more) SMC-10-May-2008
Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read
more) SMC-10-May-2008
Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia
Somaliweyn Media Center (SMC)
|