News from Somalia in Somali |
Shiikh C/raxiim Muudey oo sheegay in xilalkii laga qaaday Sheekh Shariif iyo Xasan Daahir Aweys

Muqdisho, Sabti, Juun 27 2008 SMC“
Af-hayeenkii hore ee Golaha Maxaakiimta Islaamka Sheekh C/raxiim Muudey ayaa daboolka ka qaaday mar uu xalay wareeysi siinaayay Idaacadda Somaliweyn ee magaalada Muqdisho in xilalkii laga qaaday sheekh Shariif iyo Sheekh Xasan Daahir Aweys.
“Heshiiska Djibouti waa mid lagu shirqoolaayo Umadda Soomaaliyeed, kuwa hada aadana waa kuwo gacan saar la leh Sheekh shariif” ayuu yiri Sheekh C/raxiim Muudey oo sheegay inay Mujaahidiinta wadayaan dagaalada ay kala soo horjeedaan Codowga Soomaaliyeed.
Afhayeenkii hore ee Golaha Maxaakiimta waxa uu sheegay in jagada Golaha shuurada iyo xilka Gudoomiyahaba ay yihiin kuwo iminka banana, islamarkaana uu rajaynaayo in dhawaan la buuxiyo labadaasi boos.
“Xubnaha ku sugan Asmara iyo Djibouti ma jirto wax xil ah oo ay hayaan iyo cid ay matalaan xubnahaasi” ayuu yiri Sheekh C/raxiim oo sheegay inaysan Asmara iyo Jabuuti aanay jirin cid heshiis dhex dhigi karta, wuxuuna sheegay inuusan isagu wax xiriir ah la lahayn labadaasi dhinac.
Af-hayeenkii hore ee Golaha Maxaakiimta Islaamka waxa uu wacad ku maray inay sii wadayaan wax uu ugu yeeray Jihaadka ay kula jiraan ciidamada Itoobiyaanka inta ay ku sugan yihiin gudaha dalka Soomaaliya.
“Waxaan ugu baaqayaa Ummadda Soomaliyeed inay qaataan Kitaabka Alle, iskuna xukumaan shareecadda Islaamka, taasoo lagu gaari karo liibaan adiuun Mid aakhiro” Af-hayeenkii hore ee Golaha Maxaakiimta Islaamka Sheekh C/raxiim Muudey.
Somaliweyn Media Center “SMC”
Wararka
Maanta 14-May-2008 |
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read
more) SMC-14-May-2008
Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read
more) SMC-14-May-2008
The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read
more) SMC-14-May-2008
People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read
more) SMC-14-May-2008
Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read
more) SMC-13-May-2008
50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read
more) SMC-13-May-2008
Bakara Market community appealed the TFG government (Read
more) SMC-12-May-2008
One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read
more) SMC-12-May-2008
Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read
more) SMC-12-May-2008
Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read
more) SMC-12-May-2008
The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read
more) SMC-11-May-2008
Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read
more) SMC-11-May-2008
Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read
more) SMC-11-May-2008
A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read
more) SMC-10-May-2008
Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read
more) SMC-10-May-2008
Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia
Somaliweyn Media Center (SMC)
|