News from Somalia in Somali |
Howlo indha fiiqis ah oo si aad ah uga socda Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan

Muqdisho, Sabti, Juun 27 2008 SMC“
Howlo in dhafiiqis ah ayaa si aad ah uga socnaya Cusbitaalka weyn ee Degmada Jaklalaqsi ee Gobolka Hiiraan iyadoo boqolaal ruuxna ay6 ku sii qulqulayaan Howlahaani indhafiiiqista oo ah mid lacag la,aan ah ayaa waxaa fulinya Dhaqaatiir Soomaaliyeed iyadoo aysan jirin Shuruudo ku xiran
Boqolaal ruux ayaa ku sii qulqulaya Degmadaasi iyadoo tirada hada ka faa,iideysatayna ay tahay mid kor u dhaafeyso in kabadana 250 ruux waxaana guud ahaan buuxa sariirihii bukaan jifka .
Agaasimha Cuisbitaalka Degmadffa Jalalaqsi Haadi Cabdi Yuusuf oo aan arimahani wax ka weydiiyay ayaa ii xaqiijiyay in aysan jirin shuruud ku xiran howloaha indhafiiqista ay tahay mid loogu talo galay in ay dadka maakiinta ah ugu faa,iideeyaan
Haadi cabdi Yuusuf ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in ay u furan tahay albaabada oo ay ka soo qeyb gali karaan .
tan iyo wixii ka danbeeyay biloowgii bishaani ayaa waxaa si weyn ugu socanaya Degmadaasi jalalaqsi qul qulka bukaanada iyo waliba boqolaalka doonaya in indhasha loo fiiqo .Bukaanada gaaray Cusbitaalka Degmada Jalalqsi ayaa isuigu jira Kuwa araga qabay balse cuduro indhaha ka hayeen oo daawo loo qoray iyo waliba kuwa aanan la fiiqi karin oo daawo loo qoray waxaana intaa dheeer Ilmo yar yar oo araga ku dhibtoonaa oo daawo lacag la,aan ah helay .
Si kasto ha ahaatee Ma ahin markii ugu horeysay oo uu cisbitaalka Degmadaasi Fuliyo Howlaha ceynkaani oo klalaa iyadoo Cusbitaalka uu yahay mnid aan garab ka helin hey,adaha Gar gaarka marka laga reebo jaaliyada Reer jalaqsi iyo Shirkadaha qaarkood .
Wararka
Maanta 14-May-2008 |
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read
more) SMC-14-May-2008
Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read
more) SMC-14-May-2008
The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read
more) SMC-14-May-2008
People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read
more) SMC-14-May-2008
Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read
more) SMC-13-May-2008
50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read
more) SMC-13-May-2008
Bakara Market community appealed the TFG government (Read
more) SMC-12-May-2008
One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read
more) SMC-12-May-2008
Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read
more) SMC-12-May-2008
Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read
more) SMC-12-May-2008
The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read
more) SMC-11-May-2008
Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read
more) SMC-11-May-2008
Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read
more) SMC-11-May-2008
A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read
more) SMC-10-May-2008
Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read
more) SMC-10-May-2008
Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia
Somaliweyn Media Center (SMC)
|