Somali News  
    Heesta Somaliweyn: Hees  
 
 


News from Somalia in Somali
Hey’adda WFP oo shaaca ka qaaday inay joojin doonto hawlaha gargaarka ay ka wado Somaliya hadii aan la helinmarakiib dagaal oo ilaalisa kuwa sida raashinka Gar garka ah

Muqdisho, Sabti, Juun 27 2008 SMC     

Barnaamijka cuntada Aduunka ee Qaramada Midoobay ee magaciisa mark la soo gaabiyo loo yaqan WFP ayaa ka digay inay joojin doonaan gabi ahaanba hawlaha dhanka gargaarka ee ay ka wadaan Soomaaliya, hadii aan si deg deg ah loo helin maraakiib cusub oo dagaal oo galbisa maraakiibta sida shixnadaha gargaarka.

WFP ayaa shaaca ka qaaday inay dhibaato xoogan kala kulmaan kooxaha burcad badeeda Soomaaliya ee ka qawlaysanaya xeebaha Soomaaliya, iyadoo markiibta shixnadh kla duwan eek u soo socda Badda Soomaliya ay heysato cabsi daran.

Hey’adda WFP ayaa waxaey caawimaad ka helayasay Maraakiibta dagaal ee ay leeyihiin dalalka Faransiiska, Denmarka iyo Holand ayaa waxay todobadii bilood ee la soo dhaafay ka caawinayey gaarsiint Dekadda weyn ee magalada Muqdisho.

Dawlada Holand waxay shaaca ka qaaday in maraakiibtooda sida qorshuhu yahay ay hakin doonaan hawlaha ay ku ilaalinayaan maraakiibta gargaarka ee WFP, iyadoo hawshaasi ay ku egtahay maalinta Arbacada ah.

WFP waxay sheegtey inay hada u baahan thy gargaar, xili ay sii kordhayaan xaaladaha colaadeed, sicir bararka cunto iyo shidaal ee ka taagan Soomaaliya, sidoo kale xubno samafalayal ah afduub ahan loogu haysto dlka Soomaaliya.

Somaliweyn Media Center “SMC”

http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=781068&searchposition=176&searchtotal=1000Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=767625&searchposition=247&searchtotal=1000
Wararka Maanta 14-May-2008
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read more) SMC-14-May-2008

Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read more) SMC-14-May-2008

The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read more) SMC-14-May-2008

People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read more) SMC-14-May-2008

Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read more) SMC-13-May-2008

50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read more) SMC-13-May-2008

Bakara Market community appealed the TFG government (Read more) SMC-12-May-2008

One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read more) SMC-12-May-2008

Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read more) SMC-12-May-2008

Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read more) SMC-12-May-2008

The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read more) SMC-11-May-2008

The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read more) SMC-11-May-2008

Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read more) SMC-11-May-2008

Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read more) SMC-11-May-2008

A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read more) SMC-11-May-2008

The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read more) SMC-10-May-2008

Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read more) SMC-10-May-2008

Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia

Google
 
Web You Domainame
Somaliweyn Media Center (SMC)