Somali News  
    Heesta Somaliweyn: Hees  
 
 


News from Somalia in Somali
Ciidamo Booliis nah oo ku sugnaa saldhiga Dayniile oo la layay, iyadoo sidookale la boobabay hantidii Tiilay Guriga Xildhibaan Maxamed Qanyare

Muqdisho, Sabti, Juun 27 2008 SMC     

Ciidamada Booliska saldhiga Degmada Deyniile ayaa la sheegyaa in shay ilinkii dambe ay kooxaha Hubaysan dileen 9-ka mid ah ciidamada Booliska ee halkaasi ku sugan, iyadoo ciidamada halkaasi joogay Saldhigasi ay tiradoodu ahayd markii ore 11-askri sida uu sheegay mid ka mid ah sarakiisha Ciidamada Booliska ee Dowladda KMG ah oo lagu magacaabo C/laahi Xasan Bariise.

Kooxaha kcdoonka ka wada dalka ayaa iyagu sheegatay inay weerarkasi iyagu ka dambeeyeen, wxeyn crbka ku dhufteen inay halkaasi ka qaateen 10-qori oo yiilay hlkaasi,waxayna xabsiga ka daayeen maxaabiis far badan oo xabsigasi ku jiray.

“Waxaa la sheegay in la bililaqaystay guriga Xildhibaan Maxamed Qanyare, lagana qaatay qalab fara badan” ayuu yiri C/laahi Xasan Bariise oo ka mid ah sarkiisha cidamada Booliiska oo xalay u warmayay Idacadda Somaliweyn ee magaalada Muqdisho.

Mr. Bariise ayaa sheegay in sidoo kale halkaasi lagu dilay haweeny raashinka u karinaysay ciidamadaasi la laayay, isagoo sheegay iny ka dambeeyeen falkaasi kooxaha ka soo horjeeda Dowladda KMG ah.

Ciidamada Booliska dowladda KMG ah ayaa waxyeelo ba’an ka soo gaarata mar walb dagaalada ka dhacaya maglada Muqdisho, iyadoo ciidamadu kala kulmo dilal iyo hanjabaado kaga yimada kooxaha ku kacsan Dowladda KMG ah.

Somaliweyn Media Center “SMC”

http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=781068&searchposition=176&searchtotal=1000Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=767625&searchposition=247&searchtotal=1000
Wararka Maanta 14-May-2008
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read more) SMC-14-May-2008

Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read more) SMC-14-May-2008

The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read more) SMC-14-May-2008

People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read more) SMC-14-May-2008

Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read more) SMC-13-May-2008

50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read more) SMC-13-May-2008

Bakara Market community appealed the TFG government (Read more) SMC-12-May-2008

One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read more) SMC-12-May-2008

Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read more) SMC-12-May-2008

Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read more) SMC-12-May-2008

The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read more) SMC-11-May-2008

The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read more) SMC-11-May-2008

Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read more) SMC-11-May-2008

Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read more) SMC-11-May-2008

A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read more) SMC-11-May-2008

The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read more) SMC-10-May-2008

Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read more) SMC-10-May-2008

Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia

Google
 
Web You Domainame
Somaliweyn Media Center (SMC)