News from Somalia in Somali |
Dagaalo Qasaare naf iyo mal isugu jira dhaliyay oo shalay ilaa iyo xalay ka soconaayay qeybo ka mid ah Degmooyinka Gobolka Banadir

Muqdisho, Sabti, Juun 27 2008 SMC“
Daryank madaaficda iyo hubka noocyadiisa kala duwan ayaa ilaa xlay laga maqlaayay qeybo dhowr ah oo ka mid ah Degmooyinka Gobolka Banaadir, iyadoo dagaladasi ay isaga hor yimaadeenXoogga ka soo horjeeda Dowladda KMG ah iyo Ciidamada Dowladda oo kaashanaaya ciidamada Itoobiyaanka.
Deeganda ay degan yihiin ciidamada Itoobiyaanka ayaa hoobiyeyaal lagu gaaracay, waxeyna iyna ku jawaabeen kuwo la mid ah kuwii lagu garaacay xarumahooda, iyadoo Degmooyinka Yaaqshiid iyo Huriwaa ay waxyeeleysay madafiicdaasi.
Goobaha madafiicda lagu garacay ee fariisinka u ah ciidamada Itoobiyaanka aya waxa k mid ah Garoonka kubadda Cagta stadium Muqdisho mid ka mid ah Hoobiyeyaashaasi ayaa waxaa uu ku Habsaday Xaafada General Daa’uud, waxeyna qasare ka soo garatay qoys xaafadaasi deganaa, waxaana halkaasi ku dhaawacmay laba Ruux.
Waxaa la sheegayaa in saakay deegaano dhowr ah ay soo buuxiyeen ciidamada Itoobiyanka kuwaas oo la sheegayo inay la socdaan ciidamada Dowladda KMG ah, lmana oga waxa ay samaynayan ciidamadasi lagu arkayo xaafado ka mid ah magaalada Muqdisho.
Somaliweyn Media Center “SMC”
Wararka
Maanta 14-May-2008 |
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read
more) SMC-14-May-2008
Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read
more) SMC-14-May-2008
The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read
more) SMC-14-May-2008
People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read
more) SMC-14-May-2008
Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read
more) SMC-13-May-2008
50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read
more) SMC-13-May-2008
Bakara Market community appealed the TFG government (Read
more) SMC-12-May-2008
One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read
more) SMC-12-May-2008
Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read
more) SMC-12-May-2008
Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read
more) SMC-12-May-2008
The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read
more) SMC-11-May-2008
Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read
more) SMC-11-May-2008
Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read
more) SMC-11-May-2008
A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read
more) SMC-10-May-2008
Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read
more) SMC-10-May-2008
Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia
Somaliweyn Media Center (SMC)
|