News from Somalia in Somali |
Siminaarki CARE oo maanta lagu soo gabagabeeyey xarunta Somaliweyn

Muqdisho, Khamiis, Juun 26 2008 SMC“

Siminaar ku saabsanaa aqoonta asaasiga ee suxufiga oo baryahaaanba ka socday xarunta Somaliweyn (SMC) ayaa maanta lagu soo gaba gabeeyey xaruntaa.
Siminaarkaa oo socday mudo shan maalmood ah ayaa waxa maanta oo aheyd gabagabadi looga hadlay qaabki uu socday siminaarka iyadoo suxufiyiinta ka soo qeyb gashay siminaarka ay soo jeediyeen fikrado dhowr ah. Fikradahaa waxaa ka mid ahaa:
- In la joogteeyo siminaarada noocan ah si ay suxufiyiintu soomaaliyeed u helaan aqoonta saxaafadeed ee ka maqan.
- In suxufiyiintu isticmaasho aqoonta meesha ay ka kasbadeen si umaddu u hesho warar xaqiiqa ah oo dhex dhexaad ah.
- In aan uun la buun buunin dagaalada ka socda Muqdisho balse iyadana laga hadlo nabadda ka jirta magaalada.
Samme Bogad oo ahaa bixiyaha siminaarka ayaa wuxuu meesha uga mahad celiyey suxufiyiinta ka qeyb qaadatay siminnarka. Wuxuu ka codsaday iney raali ka nocdaan haddii ay jiraan waxyaabu uu ka tagay mudada siminaarku socday waqtiga oo yaraa aawadeed.
Ugu danbeyntii markii shahaadada la gudoonsiiyey suxufiyiinta siminaarka waxa hadal yar oo gaba gabo ah ka soo jeediyey goobta Sheekh Cumar Xeroow, oo ah Sheika radiyowga Somaliweyn.
Sheekha ayaa u sheegay suxufiyiinta in casharada ay meesha ku qaateen ay yihiin waxyaabaha diintuba dadka fareyso. Sheeka wuxuu sheegay in cadaalad laga shaqeeyo iyo in dadka dulman danahooda la raadiyo waa arin diiniyin iyo cilmiyanba sax ah.
Suxufiyiin tiradoodu gaareyso 15 oo ka kala socda qeybaha kala duwan ee warfaafinta Somaliweyn ayaa ka qeyb qaadanayey siminaarkan. Tiro gaaraysa shan oo ka mid ah suxufiyiinta ayaa ka yimid gobalo kala duwan ee Koonfurta Soomaaliya halkaas oo ay ka howlgalaan.





Somaliweyn Media Center “SMC”
Wararka
Maanta 14-May-2008 |
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read
more) SMC-14-May-2008
Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read
more) SMC-14-May-2008
The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read
more) SMC-14-May-2008
People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read
more) SMC-14-May-2008
Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read
more) SMC-13-May-2008
50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read
more) SMC-13-May-2008
Bakara Market community appealed the TFG government (Read
more) SMC-12-May-2008
One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read
more) SMC-12-May-2008
Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read
more) SMC-12-May-2008
Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read
more) SMC-12-May-2008
The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read
more) SMC-11-May-2008
Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read
more) SMC-11-May-2008
Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read
more) SMC-11-May-2008
A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read
more) SMC-10-May-2008
Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read
more) SMC-10-May-2008
Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia
Somaliweyn Media Center (SMC)
|