Somali News  
    Heesta Somaliweyn: Hees  
 
 


News from Somalia in Somali
Ciidamada Itoobiya oo 11-dhalinyaro ah ku qab qabtay Xaafadda xaawo taako ee Magaalada B/weyne ee Gobolka Hiiraan

Muqdisho, Khamiis, Juun 26 2008 SMC     

Warrka ka imanya magaalada B/weyne ayaa sheegya in magaalada B/weyne lagula tuuray bam gacmeed, taasoo aan la ogayn kooxihii ka dmbeeyay Bamkaas lagu tuuray ciidamada Itoobiyaanka.

Ciidamada Itoobiyaanka ayaa lagu soo waramayaa in Kooxo hubeeysan Bam gameed ku weerareen kolanyo ciidamada Itobiyaanka oo ku sii jeeday fariisinkooda Buurta Janta Kun dishe, iyagoo waqtigaasi waardiyaynayeen Booyad biyo uga dhaamineysay ceel biyood ku yaala magaalada Baladweyne.

Qaraxa Bamkan aya ahaa mid aad u xoog badan oo si weyn looga maqlaayay magalada B/weyne sida uu soo sheegyo wariyaheena ka soo warama magaalada B/weyne, iyadoo ciidamada Itoobiyaanka ay gacanta u dhigeen ilaa iyo 11-ruux oo badnkood ahaa Dhalinyaro,kuwaasoo ay ku xireen fariisinkooda Buurta Janta Kun dishe.

Magaalada B/weyne ayaa 24-saac ee la soo dhaafay waxaa ka dhacay laba qarax, kuwaas oo lala bartilmaameedsanaayay badankooda Ciidamada Itoobiyanka, iyadoo ilaa iyo 5-rayid ah ay ku dhinteen falal rasaas oo kala duwan, waxaana halis ah oo aan la isku halayn Karin ammaanka mgaalada Kismayo.

Somaliweyn Media Center “SMC”

http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=781068&searchposition=176&searchtotal=1000Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=767625&searchposition=247&searchtotal=1000
Wararka Maanta 14-May-2008
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read more) SMC-14-May-2008

Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read more) SMC-14-May-2008

The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read more) SMC-14-May-2008

People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read more) SMC-14-May-2008

Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read more) SMC-13-May-2008

50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read more) SMC-13-May-2008

Bakara Market community appealed the TFG government (Read more) SMC-12-May-2008

One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read more) SMC-12-May-2008

Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read more) SMC-12-May-2008

Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read more) SMC-12-May-2008

The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read more) SMC-11-May-2008

The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read more) SMC-11-May-2008

Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read more) SMC-11-May-2008

Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read more) SMC-11-May-2008

A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read more) SMC-11-May-2008

The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read more) SMC-10-May-2008

Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read more) SMC-10-May-2008

Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia

Google
 
Web You Domainame
Somaliweyn Media Center (SMC)