News from Somalia in Somali |
Tahriibayal Soomaali ah oo dooni ay sarnayeen ay kula degtay Jasiirada Malta

Muqdisho, Khamiis, Juun 26 2008 SMC“
Dooni ay sarnayeen tahriibayal soomaali ah ayaa lagu soo waramayaa inay kula degtay Jasiirada Malta, iyagoo ku jiray safar dhinaca badda ah, si ay u garaan dalka Libya.
TV-ga Jasiirda Malta ayaa shaaciyay in 27 ruux oo tahiirabayaal Soomaali ah ay dooni ay kula kiiday badweynta Jasiirada Malta, waxaana la sheegayaa in ciidamada Malta ay badbaadiyeen Soomaalidaasi tahriibayaasha ah.
Waxaa lagu soo waramayaa in Doontii dadkani ay saarnaayeen ay ku soo dhawaatay halkii ay ku sugnaayeen Ciidamada Malta ee xeebaha ilaaliya, iyadoo la sheegay in doonida dadkasi Soomaalida ah siday ay Muddo 27-saacadood dul sabaynayeen.
Maalinimadii shalay ayey doonidani ku soo dhawaatay deegaanka Luca Barac ee Bariga Jasiirada Malta waxaana la sheegay in dadkasi Soomaalida ah iygoo dhibaataysan ay ka gaareen Ciidamada Badda ee Jasiiradda Malta, iyadoo dadkaasi oo la dhigay Cusbitaal ku yaal Malta ay qaarkood xaaladoodu liidato.
Somaliweyn Media Center “SMC”
Wararka
Maanta 14-May-2008 |
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read
more) SMC-14-May-2008
Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read
more) SMC-14-May-2008
The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read
more) SMC-14-May-2008
People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read
more) SMC-14-May-2008
Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read
more) SMC-13-May-2008
50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read
more) SMC-13-May-2008
Bakara Market community appealed the TFG government (Read
more) SMC-12-May-2008
One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read
more) SMC-12-May-2008
Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read
more) SMC-12-May-2008
Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read
more) SMC-12-May-2008
The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read
more) SMC-11-May-2008
Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read
more) SMC-11-May-2008
Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read
more) SMC-11-May-2008
A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read
more) SMC-10-May-2008
Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read
more) SMC-10-May-2008
Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia
Somaliweyn Media Center (SMC)
|