Somali News  
    Heesta Somaliweyn: Hees  
 
 


News from Somalia in Somali
Mas’uuliyiin ka tirsan Muqawamada ka dagaalanta gudaha dalka Soomaaliya oo maanta gaaratay dalka Djibouti

Muqdisho, Khamiis, Juun 26 2008 SMC     

Warar isa sootaraya ayaa sheegaya in xubno ka mid ah Mas’uuliyiin ka tirsan Muqawamada ka dagaalanta gudaha dalka Soomaaliya ay maanta gaareen dalka Djibouti, si ay u soo dhameeyaan khilaafka soo kala dhaxglay Mucaaradka dibad jooga ah.

Xubnaha Muqaawamada ah ee gaaray dalka Djibouti ayaa ka gaabsday in magacooda la shaaciyo, waxaana la hadal hayaa inay ujeedada safarkooda Jabuuti ay ku tageen uu qeyb ka yahay dhamaynta xurgufta soo kala dhaxgashay mas’uuliyiinta sar sre ee Muqawanada.

Kala jabka ku yimid Muqaawamada kuwooda dibadda ku sugan aya yimid shirkii lagu qbtay Nairobi, iyo qaar ka mid ah markii ay shaciyeen inay heshiis la qaateen dhinacii ka soo horjeeday ee Dowladda KMG ah.

Kala jabka ugu weyn ee Muqaawamada ayaa yimid kadib mrkii heshiis lagu gaaray dalka Djibouti, kaas oo ay ku gaareen qaar ka mid ah Mas’uulyiinta Muqaawamada iyo Dowladda KMG ah.

Magalada Muqdisho aya si weyn loo hadal hayaa aadista qaar ka mid ah Mas’uuliyiinta Muqawamada ka dagaalanta gudaha dalka Soomaaliya, kuwaas oo gaaray dalka Djibouti, iyadoo ujeedadooda lagu sheegay sidii ay u soo dhamayn lahayeen khilaafkaas u dhaxeey Muqaawamada.

Somaliweyn Media Center “SMC”

http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=781068&searchposition=176&searchtotal=1000Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=767625&searchposition=247&searchtotal=1000
Wararka Maanta 14-May-2008
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read more) SMC-14-May-2008

Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read more) SMC-14-May-2008

The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read more) SMC-14-May-2008

People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read more) SMC-14-May-2008

Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read more) SMC-13-May-2008

50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read more) SMC-13-May-2008

Bakara Market community appealed the TFG government (Read more) SMC-12-May-2008

One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read more) SMC-12-May-2008

Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read more) SMC-12-May-2008

Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read more) SMC-12-May-2008

The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read more) SMC-11-May-2008

The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read more) SMC-11-May-2008

Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read more) SMC-11-May-2008

Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read more) SMC-11-May-2008

A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read more) SMC-11-May-2008

The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read more) SMC-10-May-2008

Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read more) SMC-10-May-2008

Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia

Google
 
Web You Domainame
Somaliweyn Media Center (SMC)