News from Somalia in Somali |
Gudoomiyaha Gobolka Sh/hoose oo cambaareeyay kooxihii afduubtay madaxii Hey’adda UHCR ee magaalada Muqdisho

Muqdisho, Khamiis, Juun 26 2008 SMC“

C/qaadir Sheekh Maxamed siidii gudoomiyaha Gobolka sh/hoose ayaa shaaca ka qaaday inuu cambaareynaayo kooxihii ka dambeeyay afduubkii loo geystay madaxii Hey’adda UNHCR ee magaalada Muqdisho.
“Talaabo deg deg ah ayaan ka qaadaynaa kooxihii afduubtay Madaxii Hey’adda UNHCR ee magaalada Muqdisho,wuxuu ahaa ninkaasi nin samafale ah oo hada doonayay inuu ugu yaraan 40-kun oo ruux u qaybiyo Baco iyo Bustayaal ay ka hoos galaan qabowga iyo roobabka jira” ayuu yiri C/qaadir Sheekh Maxamed siidii gudoomiyaha Gobolka sh/hoose.
Mar wax laga weydiiyay Gudoomiyaha Gobolka Sh/Hoose afduubka lagu haysto iyna Shaqaale ajaanib iyo Soomaali isugu jira oo iyana laga afduubtay Degmada Owdheegle ee Gobolka Sh/hoose ayuu yiri “Kuwaas nama quseeyaan, waana kuwo magan galay Maleeshiyo, wana maafiye” ayuu yiri gudoomiyaha Gobolka sh/hoose.
“Dadka Sh/hoose waxey haatan ku mashquulsan yihiin wax soo saar, waxaana rajaynaynaa in sanadkaan ay soo go’ayaan dalagyo kala duwan” ayuu yiri gudoomiyaha Gobolka sh/hoose.oo ugu baaqay Hey’adaha samafalka inay 3-labalaabaan gar gaarka ay soo gaarsiinayan dadka Soomaaliyeed.
Somaliweyn Media Center “SMC”
Wararka
Maanta 14-May-2008 |
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read
more) SMC-14-May-2008
Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read
more) SMC-14-May-2008
The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read
more) SMC-14-May-2008
People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read
more) SMC-14-May-2008
Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read
more) SMC-13-May-2008
50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read
more) SMC-13-May-2008
Bakara Market community appealed the TFG government (Read
more) SMC-12-May-2008
One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read
more) SMC-12-May-2008
Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read
more) SMC-12-May-2008
Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read
more) SMC-12-May-2008
The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read
more) SMC-11-May-2008
Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read
more) SMC-11-May-2008
Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read
more) SMC-11-May-2008
A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read
more) SMC-10-May-2008
Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read
more) SMC-10-May-2008
Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia
Somaliweyn Media Center (SMC)
|