News from Somalia in Somali |
Mas’uuliyiin ka socota CARE oo maanta soo booqatay siminaarka Somaliweyn

Muqdisho, Arbaco, Juun 25 2008 SMC“

Siminaarka aqoonta aasaasiga ee saxaafadda ee ka socday xarunta Somaliweyn (Somaliweyn Media Center) ayaa maanta lagu lafa guray mas’uuliyadda saaran suxufiga si uu u guto waajibaadka saaran. Waxa maanta siminaarka ka soo qeyb galay laba mas’uul oo ka socota hey’adda CARE oo iyadu siminaarka inuu hirgelo ka danbeeysay. Wehelie oo ka mid ah labada mas’uul ee CARE oo la hadlayey suxufiinta siminaarka ayaa sheegay inuu rajeynayo in waxyaabaha faa’iidada leh ee suxufiyiintu ka kororsadaan siminaarka in laga dareemo oo ay ku dhaqmaan.
”Ujeedada CARE ay qarajka ugu bixineyso siminaarka waa in la kobciyaa aqoonta suxufiyiinta soomaaliyeed si ay u gutaan howlahooda saxaafad ahaaneed,” ayuu yiri Wehelie.
Saxaafaddu waa quwad jirta oo loo isticmaali karo si wanaagsan iyo si xun labadaba.
Saxaafaddu waa quwadda afaraad ee dunida (sadaxda kale waa baarlamanka, dowladda iyo garsoorka).
Waxa kaloo siminaarka looga hadlay in suxufigu laga doonayo inu raadiyo xaqiiqada isla markaana riboorgareeyo. Suxufigu waa inuu daaacad iyo cadaalad labadda yahay. Waxaa kaloo laga hadlay muhimadda ay leedahay in suxufigu aanu aheyn mid qolo gooni ah gacanta ugu jira balse yahay mid ka hadla dhibaatada heysata dadka cod laawayaasha.
Suxufiyiin tiradoodu gaareyso 15 oo ka kala socda qeybaha kala duwan ee warfaafinta Somaliweyn ayaa ka qeyb qaadanaya siminaarkan. Tiro gaaraysa shan oo ka mid ah suxufiyiinta ayaa ka yimid gobalo kala duwan ee Koonfurta Soomaaliya halkaas oo ay ka howlgalaan.










Somaliweyn Media Center “SMC”
Wararka
Maanta 14-May-2008 |
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read
more) SMC-14-May-2008
Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read
more) SMC-14-May-2008
The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read
more) SMC-14-May-2008
People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read
more) SMC-14-May-2008
Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read
more) SMC-13-May-2008
50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read
more) SMC-13-May-2008
Bakara Market community appealed the TFG government (Read
more) SMC-12-May-2008
One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read
more) SMC-12-May-2008
Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read
more) SMC-12-May-2008
Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read
more) SMC-12-May-2008
The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read
more) SMC-11-May-2008
Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read
more) SMC-11-May-2008
Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read
more) SMC-11-May-2008
A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read
more) SMC-10-May-2008
Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read
more) SMC-10-May-2008
Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia
Somaliweyn Media Center (SMC)
|