News from Somalia in Somali |
Kooxo hubaysan oo rasaas ay ku furay Shaaqaalaha Dekeda Kismaayo,iyagoo geystay qasaare dhimasho iyo dhawaac isugu jira

Muqdisho, Arbaco, Juun 25 2008 SMC“
Wararka ka imaanaya mgaalada Kismaayo ayaa sheegaya in hal ruux oo ka tirsanaa shaqaalaha Dekadda magaalada Kismaayo, halka 3-ruux oo kalena ay ku Dhaawacantay, kadib Markii Maleeshiyooyin maleeshiyooyin hubysan ay rasaas ku fureen gaari saarnaayeen shaqaalaha Dekadda Kismaayo .
Dadka falkaasi ku dhaawacmay ayaa la sheegay in ay labo ka Mid ahi ay ahaayeen dad rayid ah, iyadoo xiliga uu falku dhacayayna ay Ka agdhawaayeen halka ay rasaastu ka dhacaysay, iyadoo ruuxa geeriyodayna uu isna saarnaa gaarigaasi.
Dadkii dhaawaca ahaa ayaa la dhigay isbitalka Magaalada kismaayo iyo qofkii ku geeriyooday dhacdadaasi, Waxaase Gudaha Magaalada kismaayo arintani ay ku Yeelatay saameyn xooggan,lamina oga sababta keentay in maleeshiyadaasi ay rasaasta u fureen.
Waxaa sidoo kale wararku sheegayan in Magaalada kismayao ay haatan ka soconaayaan howlgalo lagu sugayo arrimaha Ammaanka, waxaana mgaalada Kismaayo haatan gaaf wareegaya ciidamo madani ah oo ay magaaladu leedahay, iyadoo Cuqaasha magaaladaasi ku dadaalayaan inay dejiyaan xaalada Magaalada.
Somaliweyn Media Center “SMC”
Wararka
Maanta 14-May-2008 |
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read
more) SMC-14-May-2008
Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read
more) SMC-14-May-2008
The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read
more) SMC-14-May-2008
People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read
more) SMC-14-May-2008
Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read
more) SMC-13-May-2008
50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read
more) SMC-13-May-2008
Bakara Market community appealed the TFG government (Read
more) SMC-12-May-2008
One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read
more) SMC-12-May-2008
Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read
more) SMC-12-May-2008
Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read
more) SMC-12-May-2008
The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read
more) SMC-11-May-2008
Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read
more) SMC-11-May-2008
Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read
more) SMC-11-May-2008
A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read
more) SMC-10-May-2008
Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read
more) SMC-10-May-2008
Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia
Somaliweyn Media Center (SMC)
|