Somali News  
    Heesta Somaliweyn: Hees  
 
 


News from Somalia in Somali
Markab laga leeyahay dalka Holand oo shalayBurcad bdeed Soomaliyeed sii daayeen

Muqdisho, Arbaco, Juun 25 2008 SMC     

 Burcad badeed Soomali ah ayaa goor dhow sii daysay Markab ay afduub ahaan u haysteen, kaas oo laga leeyahay dalka Holand, inkastoo ay burcad badeedu weli haystaan Markab laga leeyahay dalka jarmalka.

Markabkaasi la sii daayay ayaa warar aan la xaqijin sheegayan in dalka Holand ay siiyeen lacag madax furasho ah Burcad badeedii haysatay markabkaasi, kuwaas oo Soomaali ah, inkastoo aan la ogayn xaqiiqdaasi warkaasi iyo waxa ka jira.

Waxy wararku sheegayan in waxgarad ka soo jeeda deeganada Markabkaasi lagu heystay inay sameeyeen dadalka lagu sii daayay markabkaasi

Burcad badeeda soomaliyeed ayaa weli heysta markab kale oo laga leeyahay dalka Jarmalka, iyadoo Burcad badeeda Soomaaliyeed ay mar walba la tagaan maraakiibta ay qafashaan Xeebaha Maamul goboleedka Puntland.

Dhinaca kale lama oga in Bucad badeeda Soomaliyeed la siiyay wax madax furasho ah iyo in kale, balse waxaa la og yahay inay sii deysmada Markabkaasi horay Burcad badeeda Soomaaliyeed sii deysmadiisa shuruud uga dhigeen lcag madax furasho ah oo ay dalbadeen.

Somaliweyn Media Center “SMC”

http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=781068&searchposition=176&searchtotal=1000Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=767625&searchposition=247&searchtotal=1000
Wararka Maanta 14-May-2008
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read more) SMC-14-May-2008

Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read more) SMC-14-May-2008

The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read more) SMC-14-May-2008

People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read more) SMC-14-May-2008

Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read more) SMC-13-May-2008

50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read more) SMC-13-May-2008

Bakara Market community appealed the TFG government (Read more) SMC-12-May-2008

One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read more) SMC-12-May-2008

Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read more) SMC-12-May-2008

Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read more) SMC-12-May-2008

The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read more) SMC-11-May-2008

The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read more) SMC-11-May-2008

Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read more) SMC-11-May-2008

Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read more) SMC-11-May-2008

A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read more) SMC-11-May-2008

The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read more) SMC-10-May-2008

Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read more) SMC-10-May-2008

Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia

Google
 
Web You Domainame
Somaliweyn Media Center (SMC)