Somali News  
    Heesta Somaliweyn: Hees  
 
 


News from Somalia in Somali
Xukumadaha Somaliland iyo Djibouti oo maanta heshiis ku kala saxeexday magaalada Djibouti markii uu booqasho Rayaale halkaasi ku tegay

Muqdisho, Talaado, Juun 24 2008 SMC     

War murtiyeed wada jir ah oo ay soo saareen Maanta Xukuumada Somaliland iyo Jamhuuriyada Jabuuti waxay si wada jir ah u cambaaraynayaan duulaanka qaawan ee gardarada ah ee xukuumada Ereteriya ku soo qaaday Jabuuti.

Warsaxaafadeed uu soo saaray Afhayeenka Wefdiga , ahna wasiir ku xigeenka Wasaarada Warfaafinta Somaliland mudane Cali Cilmi Geelle ayaa u qornaa sidan:
Warmurtiyeed wada jira , (Joint Communiqué), Safarka weftiga uu hogaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Daahir Rayaale Kaahin uu ku yimid Caasimadda Dalka Djibouti, waxa ay la xidhiidhaa in ay u muujiyeen Xukuummadda iyo Shacbiga Dalka Djibouti in ay la garab taagan yihiin, hiil iyo hoo-ba. Is xog warraysi iyo wada tashi dheer ka dib, waxay labada dhinac isla qaateen qodobada hoos ku xusan:Waxay si wada jir ah u cambaaraynayaan duulaanka qaawan ee gardarrada ah ee Xukuumadda Ereteriya ku soo qaaday Xuduudaha Djibouti.Waxa ay si wada jir ah ugu baaqayaan Labada dhinac ee Somaliland iyo Djibouti, in Xukuumadda Ereteriya si deg deg ah u joojiso collaadda ay ka dhex hurinayso labada shacab ee derisk ah (Djibouti & Eretria) iyo Gobolka guud ahaan
Iyadoo ay Gobolka soo daashadeen colaado iyo dagaalo sokeeye oo illaa manta aan damin, looma baahna in dagaalo iyo colaado loo geysto Djibouti oo nasiib wanaag hore uga badbaaday Colaadaha naafeeyay Gobolka. Taas oo ay masuuliyadeedu gaar ku tahay Ereteriya
Labada dhinac waxay isla qaateen in dar dar hor leh la galiyo xidhiidhka iyo iskaashiga ka dhaxeeya labada dal ee walaalaha ah dhinacyada:
Dhaqan-dhaqaale iyo Ganacsi,

Nabadgelyada iyo Difaaca (gaar ahaan la dagaalanka argagixisada, Arrimaha qaxoontiga iyo isu socodka).

Siyaasadda.
Si loo fuliyo arrimahaa kor ku xusan, waxa la isla qaatay:

a). In dib loo hawlgeliyo guddigii wadajirka ahaa ee heerka Wasiir ahaa.
Kullanka ugu horreeyana uu ka dhaco Djibouti bisha October 2008.

b) Xidhiidhinta Guddigaasi, waxa loo xilsaaray sidii ay horeba u aheyd labada Wasiir e Arrimaha Gudaha ee labada dhinac.

c). In dib loo hawlgeliyo Xafiisyadii Xidhiidhinta labada dhinac sida ugu dhakhso badan.’’

Dhaawaca Ninka Odayga Iyo Meedka Wiilka Dhalinyarada ayaa labaduba la dhigay Isbitaalka Guud ee Magaalada B/Weyne

Magaalada B/Weyne ayaa Mudooyinkii u dambeyay waxaa ay aheed Meel ay ka dhacayaan Weraro Iyo Dilal Qorsheysan oo lagu Bartil Maamed sanayo Masuuliyiinta Hay,adaha Saraakiishii Hore Iyo Qeybaha Bulshada Magaalda Ku Nool

Somaliweyn Media Center “SMC”

http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=781068&searchposition=176&searchtotal=1000Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=767625&searchposition=247&searchtotal=1000
Wararka Maanta 14-May-2008
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read more) SMC-14-May-2008

Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read more) SMC-14-May-2008

The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read more) SMC-14-May-2008

People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read more) SMC-14-May-2008

Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read more) SMC-13-May-2008

50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read more) SMC-13-May-2008

Bakara Market community appealed the TFG government (Read more) SMC-12-May-2008

One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read more) SMC-12-May-2008

Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read more) SMC-12-May-2008

Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read more) SMC-12-May-2008

The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read more) SMC-11-May-2008

The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read more) SMC-11-May-2008

Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read more) SMC-11-May-2008

Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read more) SMC-11-May-2008

A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read more) SMC-11-May-2008

The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read more) SMC-10-May-2008

Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read more) SMC-10-May-2008

Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia

Google
 
Web You Domainame
Somaliweyn Media Center (SMC)